‘MA OGOLIN TAAKO KA MID AH DHULKEENA INUU CADOW QAATO’ (WARBIXIN)
Ingiriisku markuu dhulweynaha Soomalida ku wareejinayay Ethiopia (1954) hababkii uu adeegsaday waxa ka mid ahaa;
In xabsiyada laga buuxiyo dadka indheergaradka Bulshada
In Colaado...
GUULIHA SANADKII TEGAY OO NOQON DOONA XUSUUS SOOMAALIDA KU WEYN.
Sanadkii tagay ee 2023 dalkeena Soomaaliya waxa uu ahaa sanad nadaha kale oga duwan waana sanad ay dhaceen guula waaweyn sanado badan laga sheekeen...
ISLAAMKA IYO WAKHTIYADII UGU FURASHADA BADNAA (QEYBTA 2-AAD)
Markaas ayuu Xajaaj carooday oo wuxuu iska daba diray gaasas cartamaya, gaaskii u horreeyey wuxuu abaanduule uga dhigay Cabdullaahi bin Nahbaan dagaal kharaar ka...
DUL-XIJJAH WAXAY KA MID TAHAY BILAHA XURMADA GAARKA AH LEH?
Alle- sarreeyey oo nasahnaaye markuu abuuray dhulka iyo samooyinka ayuu bilaha u qaybiyey laba iyo toban bilood. Afar ka mid ah ayaa Alle siiyey...
BILAHA XURMADA LEH WAA AFARE OGOW (QEYBTA 1-AAD)
Bilaha xurmadalehi waa afar waxay kala yihiin: Rajab, Thul Qacdah, Thul Xajjah iyo Muxarram, waxaa reeban in dhexdooda la dagaallamo oo lays dilo.
Waxaa Ilaahay...
WAA MAXAY KAALINTA DHALINYARADA SOOMAALIYEED (QEYBTA 2-AAD)
4) Waa inuusan u qaban waxa uu qabanayo Hebel baa qabte adna qabo, lkn waa inay tahay wax isaga ka go’an oo naftiisa iyo...
MAXAY RAGGA SOOMAALIYEED UGU YAACAYAAN DALKA MAROOKO ?
Baraha bulshada waxaa qabsaday hadal hayn xoog leh oo ku saabsan in raga dhallinyarada ah ee soomaaliyeed ay u guurdoonteen hablaha dalka Marooko eek...
GANACSIGA GUURKA GALAY OO SII KORDHAYA KEENA.
Iyadoo soomaalidu ay la heyd dhaqan suuban oo la xiriira xaga guurka kaasoo ku saleysnaa habka miyiga iyo magaalada.
Miyiga oo ku saleysnaan jiray bixinta...
XAD-GUDUBKA ITOOBIYA WAA MID SOO JIREEN AH
Weerarrada qaawan ee gardarrada ah ee itoobiya ma ahan mid soo bilowday shalay iyo maanta ee waa wax ay caado u lahayd.
Dowlad ku sheegga...
WAXAA LA SOO GAARAY MEESHII AAD UGA HARI LAHAYDEEN’ (WARBIXIN)
Sida ay xaqiijisay Haya’adda duulimaadyada Rayidka Soomaaliyeed ayaa sheegtay in duulimaad Lambarkiisu yahay 8372 ee Ethiopian Airlines oo aan fasax haysan ay hawada ka...