Maqaallada

KHEYRAADKA DABIICIGA AH EE DALKA SOOMAALIYA

0
Soomaaliya wax soo saarkeeda aad ayuu u horeeyay, waqtigii nabadda ay aheyd Dadka Soomaaliyeed ay isku duubnaayeen, waxey soo saari jireen waxyaabo badan oo...

DOORKA ISKAASHATOOYINKA GANACSIGA DALKA

0
Iskaashato waa urur ay ku bahoobeen dad isku fikir ah oo ay ka dhexeeyso Hanti iyo Saami ayagoo isku raacsan hab-qeexan ee howl galka...

DOORKA BOLIISKA EE BAAHINTA AMNIGA IYO YARAYNTA DAMBIYADA ABAABULAN

0
RUWANDA                                               ...

XAAQINKA IYO DHULKA KEEBAA DHAMAADA?

0
Halku-dhiggu waa Oraah ama kalmado loo adeegsado in Bulshada lagu dhiirigaliyo, lagu Rajo galiyo, Falalka Xun lagaga reebo ama Wax Wanaagsan inay Bulshadu qabato...

BARBAARINTA WANAAGSANE WAA BADBAADADA BULSHADA.

0
Kolkaad maqasho barbarian waxaa durbadiiba maankaaga ku soo dhacaya in loola jeedo kaalin waalidka oo keliyihi u idman yihiin oo aan cid kale la...

WELIGAA HA KHAYAAMIN WADDANKAAGA IYO NAFTAADA

0
Waxaa badan kuwa aan kala garan waxa la gudboon marka ay runta joogto, waxaa badan kuwa aan kala garan Karin waxa saxda ah iyo...

ISLAAMKA IYO CILMI FALAGGA

0
Islaamku Masaadirtiisa saxiixa ah sida qur’aanka iyo sunnada raacsan marna kama hor imaanin cilmiga iyo aqoonta dhab loo hubiyay ee aadanuhu ka gaaray sida...

ISKA JIR XUQUUQUL JAARKA

0
Nabigeena Csw ayaa sheegay in Malakul Jabriil Cs sida igala dardaarmay xuquuqul jaarka iyo in mar kasta laga warqabo la xiriiriyo Ayaan mooday in...

TAARIIKHDA MAGAALADA SAYLAC EE GOBOLKA AWDAL

0
Saylac waa magaalo xeebeed taariikhi ah oo ku taala gobolka awdal  Magaalada waxay ku taalaa waqooyi-bari Gobolka Awdal, waxayna xuduud dhuleed la leedaha dalka  Jabuuti oo u jirto...

WAA MAXAY DHIIRI GELIN NAFEED?

0
Awooda lagu sameeyo waxa loo baahan yahay in la qabto, iyada oo aan la helin saameyn dadka kale ama xaaladaha. Dadka leh dhiirigelinta naftooda...