BOGGA WARARKA DIBADDA GXX101 EE 2023 ...
Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay lacag badan ku bixiyaan gurmadka loogu talagalay dadkii ku waxyeeloobay dhulgariirkii ka...
SHEEKADII AW-MURIIDI IYO QISADII UU KALA KULMAY ODAY DHAQAMEEDKIISA
Waxay aheyd subax roob badan uu ku hooray waddooyinka Muqdisho uuna ka dhigay biyo qulqulaya , kuwo meel fariistay oo aan laga mari Karin...
SHEEKADII ADEEGTO (QEYBTII 5-AAD)
Xaaskii hadalkii ama taladii inta ka kala firdheen bay dhannaba joogi la’dahay. Way garwaaqsiisanayd inay dambi gashay, inkastooy qof kibir iyo talo xumo u...
KIRADA GURYAHA IYO GOOBAHA GANACSIGA OO QIIMAHOODU SARREEYO
Tobankii sano ee ugu danbeeyay ayaa waxaa isa soo tarayay kor u kac ku yimid kirada oo halkii awal ka ahaan jirtay qolkii $50/=...
DHOOFINTA LIIMO DHANAANTA LA QALLAJIYEY.
Dhaqaalaha Soomaaliya waxa uu ku salaysan yahay ama ku tiirsan yahay waxyaabo fara badan, ayadoo ay ugu horayso nimcooyinka uu Ilaahay ina siiyay waddanka...
SAAMAYNTA HALKU-DHIGGII MADAXWEYNAHA GUDAHA IYO DIBADDABA!!
Waxaan shaki ku jirin halku dhiggii Madaxweyne Xasan Sheekh ee ahaa “Soomaali Heshiis ah Dunidana Heshiis la ah” uu Gudaha Dalka iyo dibadiisaba ka hirgalay,...
KU KAADINTA SAMSAMKA!.
Waxuu wariyay Ibnul-Jawsi dhacdo ka dhacday xajka xilligiisi, waxuu sheegay in xilli ay xujayda dawaafayeen kacbada, qaarna ay biyo ka darsanayeen ceelka Samsamka, uu...
SOOMAALAAY: DAB XAL MA’AHEE DAMIIRKU HA SHAQEEYO
Sida runta ah, Dal dhisan dudumintiisa way sahalan tahay, laakiin dhisiddiisu way adag tahay, xagga ka duul xagga u duul horey noo soo daashadeen...
QISADII NABI HUUD (CS) IYO CANAADKII REER CAAD MAXAA XIGAY? (QEYBTA 1-AAD)
1- Nuux ka dib.
Ilaaheey ha barakeeyo Duriyaddii Nuux, Dhulka ayeyku faafeen,waxaana ka mid ah, Qoom la yiraahdo Caad. Haddaba reer Caad waxay ahaayeen Niman...








