BOGGA DALJIR GXX103 ...
Ciidanka nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed iyo saaxiibbada Caalamiga ah ayaa howlgal ka dhacay degaanka Shaw ee galbeedka gobolka Hiiraan ku dilay 20...
Warbixin Kooban:-Aamusnaanta iyo Faa’iidooyinka ay Leedahay
Dhawaqa codadka kala duwaan ee aan ka fogeyn ayaa ah kuwo sabab u noqda dulqaad yarida,iyadoo Aadanaha qaar ay jacayl yihiin Aamusnaanta iyo jawiga...
JAWIGA XAMAR XIILIGA HABEENKII
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, daal iyo dibin-daabyo daran dabadeed, deganaansho ayaa ka jirta, waxaa furan ganacsiga iyo goobaha lagu caweeyo, waxaa jiro neecaaw...
HIBADU WAA SHEYGA UGU MUHIIMSAN EE QOFKU GUUL KU RAADIN KARO
Hibadu waa xirfad gaar ah oo uu Alle ku manneesto adduumadiisa kala duwan taasoo u noqota qofka mid uu bulshada kaga dhex muuqdo inta...
BOGGA DHACDOOYINKA GXX102 EE 20-KA FEB 2023 ...
Sannadkii aan ka soo gudubnay ayaa haweeney ku nool gobolka Bihar ee waqooyiga Hindiya loo sheegay in ninkii kufsaday gabadheeda uu dhintay, kiiskiina sidaa...
QISADII NABI HUUD (CS) IYO CANAADKII REE CAAD MAXAA XIGAY? (QEYBTII 2-AAD)
Haddana Huud isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri:- 1- ma aragteen Eey ka Cararaayo Sayidkiisii (qofkii lahaa) oo uu aadaayo qof kale? 2- ma...
SIDEE GAADIID LOO XUKUMAA HADDII WAX KALA HAGAABA JIRIN? MUQDISHOOY MAXAA TABEYSAA?
Horay iyo gadaalba dayay, meeshaad eegtaba waa ka dar oo dibi dhal, waddooyin ciriiri ah, gadiid nooc walba isugu jira, oo wada baxsanaya oo...
DIB MA LOO HOWL GELIN KARAA SHAQAALIHII FAYA DHOWRKA G/BANAADIR?
Shaqaalahaas waxay ahaayeen kuwo ku howlan ilaalinta tayada raashinka ganacsiga ceeriinka iyo midka bisil, waxay ku wareegi jireen maqaayadaha dukaamada, kuwaasoo isha ku hayn...
NABADDA AYAA ASAL U AH IN MAALGASHI LA HELO
Badda cas iyo bad weynta Hindiya ayaa labaduba Allaah Swt uu ku maneystay Dalkeenna Soomaaliya.
Badda ugu xeebta dheer Afrika ayaa marta meelo badan oo...
21-KA FEBERAAYO WAA MAALINTA CAALAMIGA AH EE AFAFKA ADDUUNKA
Maalinta caalamiga ah ee 21-ka feberaayo waa maalinta afafka adduunka waana xusuus loola jeedo sidii kor loogu qaadi lahaa wacyigalin ku saabsan kala duwanaanshaha xagga ...