Maqaallada

SI LOO KALA BADBAADO WAY HABBOONAAN LAHAYD BAJAAJLEYDA IN LOO SAMEEYO JADWAL SHAQO

0
Bajaajta ama Tug-tugta waxaa soo saaro waddama badan oo ay ka mid yihiin Hindiya iyo Talyaaniga. Dadka ayaa hadba yiraahdo magac, oo waa ay...

DHOWRISTA DEGAANKA WAA MID LOO BAAHAN YAHAY

0
Marka la eego sida loogu baahan yahay dhowrista degaanka iyo dhirta waa mid uusan ka maarmin noolaha oo dhan oo ku tiirsan dhirta . Waxtarka...

CABSI XOOGAN OO LAGA QABO ROOB LA’ AAN MAR KALE

0
Soomaaliya sanadihii u danbey waxa ay ladaala dhaceysaa Roob la'aan baahsan taasi oo sababtay in kabadan laba milyan oo ruux ay k  barakacaan deegaanadii...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay waxqabadka todobaadkan oo qodobaysan.

0
1-Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa Midowga Yurub kala hadley in la taageero qorshaha xasilinta goobaha laga saarey Khawaarijta, iyadoo Dowladda Soomaaliya ay muhiimad...

Soomaaliya oo doonaysa inay burburiso Shabakadda Maalgelinta Al-Shabaab (WARBIXIN)

0
16-kii Janaayo, dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday guul weyn. Ciidankeedu waxay xoreeyeen Xarardheere, oo ahayd xaruun ay Al-Shabaab ku lahaayeen Xeebta Badweynta Hindiya oo...

JACEYL IYO MASEYR MAXAA KALA HEYSTA

0
beri ayaa waxa jiray  qoys  reer baadiyo ahaa qoys kaas waxay ka koobnaayeen   wiil iyo aabihiis iyo hooyadiis waxayn ku noolaayeen meel cidlo ah...

KA GANACSIGA GUDNIINKA GABDHAHA

0
Gudniinka gabdhuhu waa hab-dhaqan soo jireen ah oo ay caan ku yihiin qaar ka mid ah bulshoyinka Afrikaanka oo ay ka mid tahay Soomaalida. Waa...

SOOMAALAAY KHEYRAAD LAGA BAAHAN YAHAY MA ARAGTEEN

0
Dalkeena Soomaaliya waxuu ka mid yahay dalalka Adduunka ugu kheyraadka badan, uguna wanaagsan dhanka Cimilada. wuxuu ku tiirsan yahay afar dhinac oo aad u baaxad-weyn,...

GABAL-DHICII KHAWAARIJTA

0
Tan iyo intii Guddiga la dagaallanka lacag dhaqidda iyo maalgalinta Argagixisadu ay soo saareen go’aannadii adkaa ee ku saabsanaa cuna-qabateynta khawaarijta, ayaa waxaa dhaqaalo...

DILALKA QORSHEYSAN EE KHAWAARIJTA WADDO MAAHAN INAY SII SOCDAAN

0
Dad badan oo Shacabka Soomaaliyeed ka mid ah, ayaa laga yaabaa in Magaca khawaarij uu ku cusub yahay oo aynaan horey u maqal haday...