MUSUQA IYO WAX ISDABA MARINTA MAXAY KA QABTAA DIINTA ISLAAMKA?
Musuqa ayaa ah wax qiyaamayn iyo tuugnimo kuwaasi oo diinteenu ay xaraam tinimaysay haddaba hadii aad tahay qof diintiisa ku dhaqmaya oo wanaagsan iska...
SOO DHAWEYNTA BISHA RAMADAAN IYO FARXADDA DUNIDA ISLAAMKA
Waxaa sanadkiiba hal mar dunida muslimka ay soo dhaweysaa bisha Ramadaan, bishan oo ah bil cibaado oo aad u qiimo badan . waana tiirka...
MAANDEEQ MAXAA LOO GOWRACAYAA?
Magaca Maandeeq marka lagu dhawaaqo xusuus badan ayuu leeyahay , dadka qaar waxay xasuusanayaan hashii maandeeq ee madiida aheyd ee geela ugu caano badneyd...
KHAWAARIIJTA OO LA TUSAY XANUUNKA GEERIDA
Gulufka Ciidammada geesiyiinta xoogga dalka iyo soo ma jeesteyaasha xaq u dirirka dib u xureynta gobollada dalka oo kaashanaya diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo...
DILALKA AAN DHAMMAADKA LAHAYN EE KHAWAARIIJTA, BURCADDA IYO CIYAAL WEERADA
Adduunka maanta waxaa ka soo haray ammakaag iyo af kala heyn, waxa socda waxa aan horay loo arag oo mucjiso ku noqday dunnida gaar...
ISBEDDELKA CIMILLADA OO SAAMEYN WEYN KU YEELATAY DHAQAALAHA DUNNIDA
Waxaa dunida soo food saaray arrimo hor leh oo ku soo kordhay kuwaasoo aan loo baran.
Waxaa kordhay duufaanno dabeylo oo biyo xoog badan wata...
DADOOW DOWLADNIMO LAABTA KA OGAADA
Soomaaliya markay xornimada qaadatay habeenkii Calanka Jamhuuriyadda la saarayay lana dejinayay kuwii gumeystaha aniga waxaan ahaa 6 jir gacanta laga hayay oo waxay waalidkey...
CUDURKA MASKAXDA IYO DHIMIRKA KU DHACA OO WAX KA QABAD U BAAHAN !
Toddobaadkan oo ku beegneyd 10kii bishan Oktoober waxaa caalamka oo dhan laga xusay maalinta dhimirka iyadoo Soomaaliyana ay ka mid tahay dalalka muddooyinkan dambe...
Yaa wiiqay awooddii kooxda khawaariijta
Yaa wiiqay awooddii kooxda khawaariijta
Kooxda arxanka iyo naxariista daran ee khawaariijta kana been sheegata diinta Islaamka waxay ummada Soomaaliyeed in mudo ah ku hayeen...
Safiirka Turkiye “Soomaalidu waxay noo muujiyeen Hiil Walaalnimo” (WARBIXIN)
Soomaalidu dhaqan ahaa waa Dad deeqsiyaal ah, marka ay timaado is caawinta, waxaana tusaale u soo qaadan karnaa marka ay iyaga dhexdooda isu samafalaan,...