Maqaallada

DILALKA AAN DHAMMAADKA LAHAYN EE KHAWAARIIJTA, BURCADDA IYO CIYAAL WEERADA

0
Adduunka maanta waxaa ka soo haray ammakaag iyo af kala heyn, waxa socda waxa aan horay loo arag oo mucjiso ku noqday dunnida gaar...

ISBEDDELKA CIMILLADA OO SAAMEYN WEYN KU YEELATAY DHAQAALAHA DUNNIDA

0
Waxaa dunida soo food saaray arrimo hor leh oo ku soo kordhay kuwaasoo aan loo baran. Waxaa kordhay duufaanno dabeylo oo biyo xoog badan wata...

DADOOW DOWLADNIMO LAABTA KA OGAADA

0
Soomaaliya markay xornimada qaadatay habeenkii Calanka Jamhuuriyadda la saarayay lana dejinayay kuwii gumeystaha aniga waxaan ahaa 6 jir gacanta laga hayay oo waxay waalidkey...

CUDURKA MASKAXDA IYO DHIMIRKA KU DHACA OO WAX KA QABAD U BAAHAN !

0
Toddobaadkan oo ku beegneyd 10kii bishan Oktoober waxaa caalamka oo dhan laga xusay maalinta dhimirka iyadoo Soomaaliyana ay ka mid tahay dalalka muddooyinkan dambe...

Yaa wiiqay awooddii kooxda khawaariijta

0
Yaa wiiqay awooddii kooxda khawaariijta Kooxda arxanka iyo naxariista daran ee khawaariijta kana been sheegata diinta Islaamka waxay ummada Soomaaliyeed in mudo ah ku hayeen...

Safiirka Turkiye “Soomaalidu waxay noo muujiyeen Hiil Walaalnimo” (WARBIXIN)

0
Soomaalidu dhaqan ahaa waa Dad deeqsiyaal ah, marka ay timaado is caawinta, waxaana tusaale u soo qaadan karnaa marka ay iyaga dhexdooda isu samafalaan,...

JACEYL IYO MASEYR MAXAA KALA HEYSTA

0
beri ayaa waxa jiray  qoys  reer baadiyo ahaa qoys kaas waxay ka koobnaayeen   wiil iyo aabihiis iyo hooyadiis waxayn ku noolaayeen meel cidlo ah...

TIXANAHA SHEEKADA MAANA FAAY (QEYBTII 33-AAD

0
Mukhtaarna aaway? Ma ogi. Ma ogi. Ma ogi! Dhub Allaha siiyo dhiblowgaas! Markuu Iikar ku soo                         dhacay bay isku naxday. Intay Axmed wajigiisa eegmo...

SIR DUMAR MIYAA LAGA SAL GAADHAA?

0
Beri baa waxaa dhacday qiso aad u yaab badan sidoo kalena qosol badan waxa ay ka dhacday wadammada Carabta Waxaa jiray islaan aad u caqli badan...

SHEEKADII ADEEGTO (QEYBTII 8-AAD)

0
Maryan way garansiisnayd inuunan ka dheeraan doonine iyada uu is leeyahay aad dagtid, waa intaasoo ay is tiraahdaa tagyaye meesha ka carar. Markaas waqtigu waa...