MUWAADIN KA FEEJIGNOW KHAWAARIIJTA FIRXADKA AH
Muwaadin Feejignoow xilliyada ay dagaalladu ka jiraan dalkaada iyo dadkaaga dhexdiisa ,
Mar haddii ay jiraan howgallo iyo dagaallo ka soconaya gobollada iyo degmooyinka ku...
JABKA ARGAGIXISADA OO SII LABA JIBAARMAYA.
Kooxda khawaarijta ah ee Alshabaab ayaa maalinba maalinka ka sii danbeysa waxaa la gaaraya jab xooggan oo awoodooda sii wiiqaya waxayna uga imaaneysaa dhanka...
——————————————————————-CIIDANKA DIB U XOREYNTA GOBOLKA SH/DHEXE OO ISKU FIDIYAY DEGAANNO DHACA GALBEEDKA MAGAALADA JOWHAR
Kooxda khawaariijta arxanka daran ayaa wajahaya cabsi iyo kala carar ka dib markii ay jab xooggan kala kulmeen gulufka dagaal ee ay ku hayaan...
QORIGA DHIG EE QALINKA QAADO!
Dhallinyarada waa cududda Dal walba oo dunida ka tirsan ugu muhiimsan ahna awooda ugu badan oo ay ummaduhu ku tiirsan yihiin.
Dalka Soomaaliya ayaa Dadkiisa...
ARAGTIYAHA GURACAN EE UU XIMBAARSAN YAHAY WADAADKA ARGAGAXISADA AH!
Meel kasta oo ay ku nool yihiin bulsho aaminsan diimaha waxaa laga heleyaa koox si qaldan u fahamtay diintaas oo wadaado ah kuwaas oo...
ALAABAHA DHACAY AMA KU DHOW DHICISTOODA SIDEE LAGU OGAAN KARAA?
Magaalada Muqdisho waxaa ku arkeysaa dukaamada ku yaala inta badan alaabo waqtigooda dhicitaanka ay Ka harsan yihiin oo kaliya maalmo kooban, bilooyin sidoo kale...
BAQIILNIMADA WAXA AY LEEDAHAY DHIBAATO BAAHSAN
Maalin maal maha ka mid ah ayuu oday soo Gatay hilib geel ,wuxuuna ooridiisii ka codsaday inay u kariso hilibka geele oo uu suuq...
SHEEKADII ADEEGTO (QEYBTII 10-AAD)
Sidaa daraaddeed lama oran karo dhar bay qabtaaba. Iyadoo sida u suxud la’ oy hahayaan aad iyo aadna ay u fiigsan tahay ba libaaxiiyoo...
ABAAL DARRADII ABEESADA
Abeeso ayaa rag badan soo cuntay isla markas ayey soo carartay waxaana ka horyimid nin shiikh ah waxaana ku tiri shiikhoow I bad baadi ...
XAGGEED KU QUBTAA QASHINKAAGA
Qashinku waa saqda ka soo hartay wixii la isticmaalay, Qashinku maahan wax dib loo isticmaali karo, qashinka maadama uu san lahayn qiimo iyo waxtar,...