Maqaallada

Digniinta Duufaanta Laly oo soo kordhaysa (WARBIXIN)

0
Inkastoo hadda la gudagalayo xilliga Xagaagga oo ay kacaan dabeylaha Maansoorka ee  dhinaca Xeebaha ah, islamarkaana la galayo Bad-xiranka oo ka bilaabanaya dhammaadka bisha...

SOOMAALAAY BARAARUGA!!

0
Weligaa ma dareentay in ay jiraan wax ka badan waxa aad hadda la kulanto? Ma dareemeysaa dareen degenaansho la'aan ah ama u hilowga wax...

‘MA OGOLIN TAAKO KA MID AH DHULKEENA INUU CADOW QAATO’ (WARBIXIN)

0
Ingiriisku markuu dhulweynaha Soomalida ku wareejinayay Ethiopia (1954) hababkii uu adeegsaday waxa ka mid ahaa; In xabsiyada laga buuxiyo dadka indheergaradka Bulshada In Colaado...

HIBADU WAA SHEYGA UGU MUHIIMSAN EE QOFKU GUUL KU RAADIN KARO

0
Hibadu waa xirfad gaar ah oo uu Alle ku manneesto adduumadiisa kala duwan taasoo u noqota qofka mid uu bulshada kaga dhex muuqdo inta...

KASBASHADA XALAASHA IYO KA FOGAANSHAHA XAARAANTA

0
Qof kasta oo muslim ah waxaa ku waajib ah in uu kasbado oo uu cuno waxa xalaasha ah, kana dheerado waxa xaaranta ah isaga...

JADWAL XISAABEEDKA TAARIIKHDA ISLAAMKA

0
Taariikhda sannadka Islaamku waxaa lagu tiriyaa bisha (ama dayaxa). Waxaana uu ka koobanyahay 12 bilood kuwaas oo bilwalba tiradeedu ay ku xirantahay dhalashada bisha....

15 KA MIDA AH FAA’IIDOOYINKA AKHRINTA QUR’AANKA KARIIMKA.

0
1: QUR'AANKU Waxa uu kordhiyaa kalsoonida addoonku uu ku qabo RABBIGIISII ABUURAY SUBXAANAHU WATACAALAA. 2: QUR'AANKA waxaa Laga Helaa raaxo nafsi ah { Deganaansho/Xasilooni }. 3:...

WADDADA NABADDA RAADINTA LOO MARO

0
Dhibaato kasta xal bay yeelataa haddii la helo jawi wanaagsan, afgarad iyo dadyow u heelan in la gaaro waddada nabadda . Waxaa aad loo soo...

SOOMAALIDA OO TIKTOK-GA KA DHEX BILOWDAY ARRIMAHA QABIILKA

0
Soomaalida maxay ugu jidbootaa qabiilka amxaase u diiday qaran iyo midnimo in ay laasimaan oo ku dhaqmaan ? Waxay ka mid tahay waxyabaha la yaabka...

BAYAANKII UGU ADKAA” (WARBIXIN)

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa taageerada dalalka caalamka ay ku taageereen qadiyadda Soomaaliya ee dhowrista madaxbanaanideeda, qaranimada iyo midnimada dhuleed, waxayna si gar...