Maqaallada

Shamso” Al-shabaab waxay dileen Aabahay, Walaalkay iyo Adeerkey, waliba lacag baad ah ayay na...

0
Shamso Maxamed Ceel Jooge, waxay dhibane u tahay Kooxda Khaawrijta Al-shabaab, waxayna ka dileen Aabaheed, Walaalkeed iyo Adeerkeed, intaas ugama sii harin ee waxayna...

JAALIYADDA QAARADDA YURUB OO KULAN LAGU GARAB ISTAAGAYO DIB U XORREYNTA DALKA LA YEELATAY...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kaga qayb galay kulan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Qaarada...

TUUGSI IYO TAAKULO AADMIBA MIDNA LAGUMA TANAADO

0
Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la soo dhaafay waxaa dalkeena ku habsaday dhibaatooyinka ka dhashay dagaallo sokeeye oo aan anaga qudheenu iba-furkooda lahayn, hayeeshee...

SHUMACII AQOONTA LA SHIDAY SHARWADOW SHURUGGA KU RAAC

0
SAWIRKA GOOB JOOG Waxaa mar labad soo laba  kacleyey waxbarashada waddanka soomaaliya waxaana aas aas u ah wasaaradda waxbarashada oo diyaarisay maclliimin kasoo baxay jaamacadda...

TAARIIKHDA DHAQAALAHA SOOMAALIYA

0
Soomaaliya wax-soo saarkeeda aad ayuu u horeeyay, waqtigii nabadda , waxayna soo saari jirtay waxyaabo badan oo kala duwan, sida sonkorta, hilibka, caanaha, qudaarta,...

GANACSIGA SOOMAALIYA OO HORUMAR SAMEEYNAYO

0
Soomaaliya waxaa Ka jiro hormarro ganacsi oo ay sameenayaan ganacsatada Soomaaliyeed ee ku kula sugan dalka iyo dibadaba waxaana laga dareemayaa horumarrada ganacsi suuqayada...

FAA’IIDOOYINKA KU JIRA KA GANACSIGA SALBUKADA

0
Salbukada waxa ay ka mid tahay waxyaabaha lagu magacaabo cunno maalmeedka (quutal daruuriga) ah waana dalag ka mid ah dalagyada inoo baxa oo uu...

Ramadaan waa bishii sadaqada

0
Sadaqadu waa wax Allaah (Swt) uuna faray in loogu gargaaro dadkeena tabaaleysan ee dan yarta ah, dadka kiisa ladanna uu caawiyo kiisa miskiinka ah. Bisha...

DUCADA WAALIDKA WAA FURAHA JANNADA

0
Bari baa islaan aad u da'wayn oo dhul hawd ah ku nooleed, 1wiil oo ay aad u jecleedna ilma ka dhashay , waxaa kadeeday...

MA OGTAHAY FADLIGA IYO FAA’IIDADA LAGA HELO BISHA RAMADAAN

0
Bisha Ramadaan waxay leedahay fadli gaar ah oo aanay la wadaagin Bilaha kale, waa Bisha 9aad ee Bilaha Hijriga, waa Bishi lagu soo dejiyay...