Maqaallada

GUULAHA LAGA GAARAY KOOXDA KHAWAARIIJTA WAJIGA KOOWAAD EE DAGAALKA.

0
Maqaalkaan waxaan uga hadleynaa guulaha ay dowlada iyo dadka deegaanka ah ka gaareen maleeshiyaadka argagixisada al shabaab ee ka dagaalanta soomaaliya kaas oo socday...

KHAWAARIIJ IYO DUUL GAR-DARANBA LOOMA GARAABO

0
Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la dhaafay waxaa bulshada soomaaliyeed dhexdooda ku batay gafafka, gabood-fallada, qardoofoonka, handadaadaha, dilalka arxan-darrada ah, boobka iyo dhaca xoolaha,...

WED BAA IDIN SUGAYEE WANAAGGA KU DADAALA

0
Amminta aradka lagu noolaanayaa waa dharaaro kooban, inta xabaasha lagu jirayaahi waa ammin dheer oo kumanaan gu' gaadha inkastoo ay imminka joogidda ifku gabangabo...

SOONKU WAA SAHEYDA NAFTEENA IYO NAXRIIS ALLE

0
Bisha soon-qaad waa bil ka duwan bilaha kale ee sanadka, waa bishii khayrka, barakada ee dadku ay ka af-xirnyihiin waxyaabo badan oo markii hore...

HIJRIYADII SAXAABADA IYO SOO DHAWEYNTII BOQOR NAJAASHIGII XABASHA (QEYBTII 2-AAD)

0
Wadaaddadii way oggolaadeen codsigoodii oo waxay yiraahdeen "waa yahay". Ummu Salama ayaa markale tiri, waxay Camar iyo saaxiibkiisii aad u dhibsanayeen inuu boqorka Najaashi...

MACALLINKU WAA FURAHA KELIYA EE LAGU FURO MASKAX QAFILAN

0
Wasaaradda Waxbarashada Dalka ayaa diyarisay macallimiin gaaraya illaa iyo Seddax kun =3000 macallin ah kuwaas oo loo qeybin doono gobollada dalka marka ay dhammaato...

WAXTARKA AY LEEDAHEY KHUDAARTA CAGAARAN BISHA RAMADAAN.

0
Maqaalkaan waxaan uga hadli doonaa oo ku faahfaahin doonaa faa’iidooyinka iyo waxtarka ay inoo leedahay isticmaalka qudrada bisha ramadaan qaar ka mid ah waxaana...

NIMCADII BADATAA NUSQAANTEEDA LEH!

0
Roobka guga oo ka curtay gobolada dalka ayaa waxa ay galaafteen nolosha qoysas badan oo danyar ah kuwaas oo aad ula il darnaa abaarta...

MAALMIHII BEENOOBAY

0
Caasho waa gabadh yar oo qurux iyo qab rabbi isugu daray, waxayna ku nooshahay guri casri ah oo dhismayaasha magaalada ugu bilicda wanaagsan ka...

Khawaarijta oo jab xooggan lagu gaarsiiyay howlgal ka dhacay degmada Ruun-nirgood

0
Kooxda Khawaarijta ayaa Jab xooggan lagu gaarsiiyay dagaal ka dhacay degmada  Ruun-nirgood ee gobolka Shabeellada Dhexe. Wariyaha warbaahinta qaranka, Cusmaan Aadan  oo ku sugan gobolka...