Sanbuuska iyo soonka
Soomaalida ayaa badankooda ku howllan sameynta sanbuuska oo ka mid ah cuntooyinka fudud ee lagu afuro, waa shey sameyskiisa laga maro dhibaato badan, inta...
WAQTIGA IYO MASAAFADU MA KALA GOOYAAN SAAXIIBADA DHABTA AH SIDA SHIINAHA IYO SOOMAALIYA
Konton sanno ka hor maanta oo kale, dalka Shiinuhu waxa uu dib u soo ceshaday booskiisii xaqa ahaa ee Qaramada Midoobay.Soomaalidu waxa ay ugu...
NADAAFADDU WAA BILICDA MAGAALADA IYO NOLOSHA DADKA
Iimaanku waa shay aan la fahmi Karin Meesha uu ku jiro iyo xubinta uu la fadhiyo muuqaal ahaan laakin waa sheyga la taliya hawada...
MAXAA LOO TIRIN KARAA JAAMKA AMA CIRIIRIGA KU SOO KORDHAY WADDOOYINKA MUQDISHO
Ciriiri aad u daran ayaa ka jira waddooyinka magaalada Muqdisho qofka
shaqada u soo kallahana uma suurta galeyso in waqtigii uu rabay uu ku
gaaro shaqadiisa.
Waddooyinka...
MAXAA KALA SOCOTAA QIIMAHA GAASKA CUNTADA LAGU KARSADO.
Soomaaliya marka la joogo xiliyada Doorashada badanaa waxaa Sara u kaca maciishadda Raashinka, Saliidda, Shidaalka baaabuurta isticmaalaan, Gaaska cuntada lagu karsado iyo waxyaabo badan...
NAFLACAARIGA KHAWAARIIJTA OO SI TEEL TEEL AH U SOO GELAYA MAGAALOOYINKA DALKA
Ka dib markii looga awood roonaaday dhulkii iyo goobahii ay muddada dheer ay xaaranta ku haysteen oo ay ku amar kutaagleynayeen ayaa hadda iyagoo...
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo kormeer shaqo ku tegey Laanta Miino-baarista Booliiska (MBB)
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, S/guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray Xarunta Laanta Miino-baarista Booliiska (MBB), halkaas oo uu taliyahu kula kulmay hoggaanka xaruntaas.
Taliyaha ayaa...
Aabe iyo Wiilkiisa oo ku geeriyooday dab ka kacay Kaalin shidaal oo ku taalo...
Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dab xalay ka kacay kaalin shidaal oo ku taalo degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
Dabka ayaa sababay khasaaro isugu...
HOURMAR GANACSI MASAMEYN SHACABKA KU NOOL CAASIMADDA?
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waa magaalo inta badan dadka Ku nool lagu qayaasi tiro ahaan in ay dhan yihiin 3-4 Malyon oo ruux...
BOGGA QUBANAHA KHAWAARIIJ CIIDAMADA PUNTLAND OO BURBURIYEY XARUMO AY KU DHUUMAALAYSANAYEEN...
Qoraal kooban oo ka soo baxay taliska ciidan ka difaca Puntland gaar ahaan Qaybta 7-aad ee Bari ee urur ka Onkod ayaa lagu yiri.
“Ururka...










