COLAADAHA IYO NOLOSHA QOYSASKA DAN YARTA AH.
Goobaha ay ka dhacaan dagaalada waxay galaaftaan nolosha deegaanka waxay joojiyaan ganacsiga, waxbarashadda iyo adeegyada caafimaadka.
Dhammaan bulshada isku si ayuu u saameeyaa, haddane waxaa...
KHAWAARIIJ IYO DUUL GARDARANBA LOOMA GARAABO.
Dhowr iyo soddonkii sanadood ee la dhaafay waxaa bulshada soomaaliyeed dhexdooda ku batay gafafka, gabood-fallada, qardoofoonka, handadaadaha, dilalka arxan-darrada ah, boobka iyo dhaca xoolaha,...
BISHA SOON WAXAA KU DHAN KHEYRKA DHAMAANTIISA
Bishan waxaa ku idil kheyr dhammaantii, waxay muslimiinta u leedahay macno gaara, waayo waxay xambaarsantay fadli dheeraad ah oo bilaha kale uga horreyso,
waa bil...
GANACSIGA KU DHISAN ISKAASHIGA IYO SAAMIYADA EE SOOMAALIDA
Tan iyo markii dalka ay ka dhaceen dagaaladu dalka somaaliya ee ay burburtay dowladdii dhexe waxaa dalka aad uga hirgalay ganacasi ku dhisan iskaaashi...
FATAHAADIHII GOBOLADA KA DHACAY OO SAAMEEYEY MACIISHADA.
Gobolada dalka qaar waxaa Ka curtay roobkii gu’ga ahaa oo in muddo ah ay sugayeen bulshada Soomaaliyeed muddo ayey lasoo daala dhacaayeen abaaro baahsan...
DEGENAANSHAHA IYO NABADDA OO KAALIN LA TAABAN KARA KU LEH KOBOCA DHAQAALAHA
Nabaddu waxay u leedahay noolaha guud ahaan ahmiyad gaar ah oo ay ku negaadaan .
Marka uu degenaanshuhu yahay mid wacan oo ay jirto isu...
KHAWAARIIJTU MAXAY KU DOOR BIDEEN INAY SOOMAALIYA GABBAAD KA DHIGTAAN?
Khawaariijtu waa kuwa ilaahey ku been abuurtay rasuulkiisana la dagaalay asxaabtii nabigeennana laayay sida qulufaa’u raashidiintii, way soo bixi jireen laakiin walala dagaali jiray...
SUUGAANTA RAMADAANKA.
Xiddigaha Geeska
Suugaanta casriga ee soomaalida waxaa moosh ka ah qasiidooyin ay hal-abuurayaashu ugu talo galeen inay dadweynaha ku dhiiri-geliyaan soonka iyo ku dadaalidda waxyaabaha...
Goobaha Khawaarijtu ku harsan tahay wali waxaa ka jira dhaqankii xumaa ee “Memoriga biyo...
Sanado badan war iyo wacaal midna uma haynin waxa ka socda dunida, Bulshada Aadan-Yabaal iyo deegaannada kale ee kooxda Khawaarijta ah laga xoreeyay iyo...
HIJRIYADII SAXAABADA IYO SOO DHAWEYNTII BOQOR NAJAASHIGII XABASHA (QEYBTII 4-AAD)
Aayadihii saameeyay boqorka Najaashi
Ummu Salama Waxay tiri "boqorkii Najaashi wuxuu jaleecay oo eegay Jacfar Bin Abii Dhaalib, wuxuuna ku yiri ma jiraan wax tilmaamaya...










