WAJIGA 2-AAD EE LA DAGAALANKA KHAWAARIJTA OO KA BILOWDAY JIINKA WEBIGA SHABEELLE QEYBTA 1-AAD...
Bacdamaa uu so Af jarmayo Wajigii 1-aad ee Dagaalka lagu ciribtirayo Kooxda sii liiceysa oo gabalkoodu dhacayo ayaa hadda waxaa socda Dagaalka Wajigiisa 2-aad,...
ULA DHAQAN KUWAAN SIDII CARUURTAADA OO KALE!
Dalkeena Soomaaliya waxaa jira carruur badan oo u dhexeysa da’da qaan gaarka ilaa shan jir ayaa ku shaqeysta xirfadda loo garan ogyahay baalashle ama...
HIJRIYADII SAXAABADA IYO SOO DHAWEYNTII BOQOR NAJAASHIGII XABASHA (QEYBTII 4-AAD)
Aayadihii saameeyay boqorka Najaashi
Ummu Salama Waxay tiri "boqorkii Najaashi wuxuu jaleecay oo eegay Jacfar Bin Abii Dhaalib, wuxuuna ku yiri ma jiraan wax tilmaamaya...
FADLIGA TOBANKA (10) DAMBE EE RAMADAAN
Waxaynu soo gaadhnay tobankii ugu danbeeyay ee bisha ramadaan waxana ku sugan khayraad iyo ajar faro badan waxa kaloo ay leedahay fadliyo aad u...
FADLIGA LEYLATUL QADRIGA IYO BISHA RAMADAAN
Waxaynu soo gaarnay tobankii ugu danbeeyay ee bisha ramadaan waxana ku sugan khayraad iyo ajar faro badan waxa kaloo ay leedahay fadliyo aad u...
SIDEE LOOGA GUDBAA WAHSIGA BADAN.
1-Horta Qorshe sameyso:
Haddii aad ogtahay in wax gaar ah uu kugu kallifayo inaad wahsato, waxaad u baahan tahay inaad la qabsato istaraatiijiyadda ah -...
DIB U DEJINTA BEERALEYDA KA SOO BARAKACAY GOOBAHA KHAWAARIJTA LAGA CIRIBTIRAY
markii uu bilaamay guluf Ka dhan ah kooxda khawaarijta ah ee nabadiidka ah ee Alshabaab ayaa deegaanadii laga xoreeyey waxaa Ka bilaabatay dib u...
12-KA APRIL WAA MAALINTII LA ASAASAY CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED
Ciidamada xoogga dalka waa ciidan loogu talagalay difaaca ciidda iyo calanka waxaana la aas aasay 1960kii 12-kii Abril.
Haddaba, markii la gaaro manaasabadaan waxaa laga...
ROOB BAA RAAXO IYO RASIBA LEH
In kastoo uu barwaaqo eebbe inagu galadaystay ay tahay inaanu uga mahadnaqno mooyee aan tabasho iyo tawaawac toona inaga mudnayn yahay haddana roobka muqdisho sida...
AFKEENU ILAALIN BUU RABAA.
Afkeena soomaaliga oo lagu tiriyo mid kamida kuwa adduunka ugu hodansan, uguna murtida badan ayaa taniyo burburkii dawladdii dhexe waxaa soo food saartay halis...










