INAAD SHEEGATO DA’DAADA MA CEEBBAA?
Dhowr qof oo aan la kulamay xiliyo kala duwan oo intabadan aan ku kulanay goobo shaqo, jaamacadaha, goobaha lagu nasto , maqaayadaha iyo goobaha...
Maxay Dowladda Soomaaliyeed ku dooratay in dalalka safka hore ay la kaashato la dagaalanka...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dagaalka Khawaarijta Al-shabaab ay u kaashanayaan cid kasta oo wax kala qabanaysa, si loo soo...
Maalinta Caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafadda
Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin loogu talagalay in...
NIN SADDEX DUCO LA SIIYEY
Adduun waa Sheeko iyo Shaahid, Buug uu qoray Qoraaga weyn ee Xasan Yaaquub Baaba Raqiis, ayaan ka soo qaadanay Sheekadan waxayna ku billaabaneysa sidatan:
Nin...
HOWL AAN LAGUU DIRSAN HA GELIN.
Waxyaabo badan oo ay dadku mararka qaarkood si taxar-la'aan ah u sameyaan ayaa u horseeda haliso naftooda qalqiil geliya oo ay waxyeello culusi ka...
CIIDU WAA FARXAD IYO CIBAADO!
Maalinta ciidu waa maalin aad u qiimo badan waxaa uu yimid Xabiibkeenu scw magaalada madiina iyadoo la ciido laba maalmood markaasu yiri: waa maxay...
HABEEN KA KHEYR BADAN KUN BILOOD!
Ilaahay ayay mahad idilkeed u sugnaatay, Naxariis iyo nabad gelyo illaahay dushiisa ha yeelo Nabi Maxamed.
Fadliga ay leedahay bisha ramadaan guud ahaan waa mid...
WADDOOYINKA IN LA DHOWRO BULSHADA AYEY MUHIIM U TAHAY
Waddada waa marinka isku xira xaafaddo, magaalooyinka iyo marino muhiim ah oo layskaga kala goosha, taasoo dad iyo duunyaba lagama maarmaan u tahay la’aanteed.
Guri...
DEEN CAFINTA SOOMAALIYA OO MAREYSA MEEL GABO GABO AH
Tan iyo burburkii kadib soomaaliya waxaa ay ladaala dhaceysay deen tara beel ah oo looga leeyahay dunida daafeheeda islamarkaana dowladdu ay caqab xoogg leh...
U DABAAL DEGGA MAALINTA CIIDUL FIDRIGA
Guud ahaan Dunida Muslimka ah waxaa looga dabaal dagayaa maalinta ciida oo ah maalin ay muslimiinta dunida daafeheeda ku nool ay ciidaan islamarkaana ay...










