NIN SADDEX DUCO LA SIIYEY
Adduun waa Sheeko iyo Shaahid, Buug uu qoray Qoraaga weyn ee Xasan Yaaquub Baaba Raqiis, ayaan ka soo qaadanay Sheekadan waxayna ku billaabaneysa sidatan:
Nin...
HOWL AAN LAGUU DIRSAN HA GELIN.
Waxyaabo badan oo ay dadku mararka qaarkood si taxar-la'aan ah u sameyaan ayaa u horseeda haliso naftooda qalqiil geliya oo ay waxyeello culusi ka...
CIIDU WAA FARXAD IYO CIBAADO!
Maalinta ciidu waa maalin aad u qiimo badan waxaa uu yimid Xabiibkeenu scw magaalada madiina iyadoo la ciido laba maalmood markaasu yiri: waa maxay...
HABEEN KA KHEYR BADAN KUN BILOOD!
Ilaahay ayay mahad idilkeed u sugnaatay, Naxariis iyo nabad gelyo illaahay dushiisa ha yeelo Nabi Maxamed.
Fadliga ay leedahay bisha ramadaan guud ahaan waa mid...
WADDOOYINKA IN LA DHOWRO BULSHADA AYEY MUHIIM U TAHAY
Waddada waa marinka isku xira xaafaddo, magaalooyinka iyo marino muhiim ah oo layskaga kala goosha, taasoo dad iyo duunyaba lagama maarmaan u tahay la’aanteed.
Guri...
DEEN CAFINTA SOOMAALIYA OO MAREYSA MEEL GABO GABO AH
Tan iyo burburkii kadib soomaaliya waxaa ay ladaala dhaceysay deen tara beel ah oo looga leeyahay dunida daafeheeda islamarkaana dowladdu ay caqab xoogg leh...
U DABAAL DEGGA MAALINTA CIIDUL FIDRIGA
Guud ahaan Dunida Muslimka ah waxaa looga dabaal dagayaa maalinta ciida oo ah maalin ay muslimiinta dunida daafeheeda ku nool ay ciidaan islamarkaana ay...
MACAANKA IYO QIIMAHA NABADDA
Nabaddu waa shayga ugu horreeya ee noole kasta uu tabaya, una baahan yahay waqti kasta, nabad haddii la waayana jiritaanka ummadeed ayaa sii lumayo,...
ROOBAB LIXAAD LEH OO KA DA,AY GOBOLLADA DALKA
Xilligii gu,ga ayaa ka hooray si xoog leh wuxuuna dhowr sacadood waxaana lagu magacaabaa xilligaan roobka da,aya ceelka geeye macnaheeduna waa ceelka fogeeye mar...
HALISTA KAAGA IMAN KARTA KORONTADA HADDII AADAN AHAYN QOF TAXADDIR BADAN.
Xilliyadaan dambe isticmaalka korontada ayaa bulshada kusoo badatay, waxanay noqotay qeyb ka midda noloshada qoyska.
Dalka waxaa ka jirto dhowr shirkadood oo ay leeyihiin ganacsado...