KUUMA AANAN GUURSANIN INAAN KULA CIYAARO
Waxay is guursadeen sheeko jaceyl oo qurux badan kadib, labo todobaad markay wada joogeen ayuu ninkii u soo toosay si uu shaqo tago.
Musqusha ayuu aaday si...
MAGAALADA MUQDISHO OO AY KU SOO BADANAYAAN GOOBAHA DUMARKA LAGU QURXIYO
Magaalada muqisho waa caasimada dalka waana magaalo martigalisay in kabadan afar malyan oo shacab ah waana magaalo u roon midka wax haysta iyo midka...
HAL ABUURKA WAX SOO SAARKA LEH
Hal abuurka wax soo saarka leh Marka la doonayo dal iyo dad in la horumariyo waa in la helaa hal abuur ku saabsan ganacsi...
DHAQ-DHAQAAQA GANACSIGA MUQDISHO
Muqdisho oo ah caasimadda soomaaliya ayaa ku howlan ganacsi noocyo kala duwan leh una kala baxa qeybo badan oo aan la soo koobi Karin...
KHAWAARIJTU WAXAY MALEEGAYEEN AYAY KU HALAAGMEEN (WARBIXIN)
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Bulshada Deegaanka, ayaa habeen hore fuliyay hawlgal aad u culus aadna loo qorsheeyay, kaasi oo dhaawac aad u weyn ...
KHATARTA KA HAYSATA TUBAAKADA JIILKEENA SOO KORAYA
4 illaa 5 sano ka hor waxa aad loo yaqaanay qaadka, sigaarka, badeecada oo shiishadda, tubaakada iyo calaqa, balse waxaa ka dambeeyay oo dalka...
DHISMAHA WADOOYINKA IYO KAALINTA AY KU LEEYIHIIN KOBOCA DHAQAALAHA.
Dalkeena waxaa Ka socda dhismayaasha wadooyinka waa weyn ee dalka oo ay wado dowladda faderaalka Soomaaliyeed ayada oo Ka fulineyso guud ahaan dalka maadaama...
TAARIIKH NOLOLEEDKII CABDULLAAHI IBNU ZUBEYR (QEYBTA 2-AAD)
Dhalashadii Cabdullaahi ibnu Zubeyr:
Cabdullaahi wuxuu dhashay ayadoo hooyadii ay ku jirto safarkii hijrada, waxay Asma fooshii ku qabatay ayadoo joogta Quba, meeshii nabigu ka...
HANUUNKA
Dr. Mustafa Maxamuud, horaantiisii waxa uu ahaa Alle-kood in ka badan soddon sannadood Ilaaheey raadinayay; balse markii dambe soo helay.
In kastoo aanan doonayn in...
WAA KUMA BARAHA WANAAGSANI?.
Barayaasha soomaaliyeed ee dhallinyarada ah ama kulliyadda wax barashada ka soo bixin, tababar feecan oo wax-gista la xadhiidhana aan soo qaadan ee dugsiyada hoose...










