Maqaallada

WAA MAXAY MAAREYNTA WAQTIGA

0
Waa waxa ugu wayn ee uu Allaah aadanaha ugu nimceeyay, waana xili soo maro qof kasto oo nool aan dib ugu soo labanay inuu...

GOOBAHA LAGU NASTO EE CAASIMADDA DALKA

0
Magaalada muqdisho waa caasimadda dalka waa magaalo kulmisay ku dhawaad afar malyan oo shacab ah waa magaalo dadkeeda ay laba heer ku kala nool...

Horjoogayaal Ajaaniib ah oo Xabsi lagu abaal-mariyay (Warbixin)

0
Wararka aynu ka heleyno deegaanno ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in Khawaarijta Al-shabaab ay xir xireen horjoogayaal iyo maleeshiyaad ajaaniib ah oo...

CUDURKA DAACUUNKA IYO SIDA LOO DAWEEYO

0
Daacuunka waa cudur halis ah, oo si fudud ugu fida meelaha ay ku jiraan xaaladaha nadaafad darro iyo faayo dhowr la’aanta, isla markaana biyaha...

Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka xasillinta Caasimadda (Warbixin).

0
Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka sugaya amniga caasimadda waxay ahayd howl ay Dowladdu gelisay dadaal iyo juhdi xoog leh, iyadoo kaashaneysa saaxiibadeeda si ay...

Horjoogayaashii Khawaarijta Al-shabaab oo Ceelbuur oo isaga baxay (Warbixin).

0
Wararka ay warbaahinta qaranka ka helayso deegaanno ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in horjoogayaashii waa weynaa ee maleeshiyada kooxda Khawaarijta...

RIYOOYIN BADAN OO HADDII AAD SAMEYSO GUULO KU GAADHSIIN KARO (SHEEKO QEYBTA 1-AAD)

0
Waxaan ku howllanahay wareysi (qaabilaaddii) ugu horeeyey noloshayda, si aan ugu helo shaqo heer sare ah mid kamida shirkadaha waa weyn, haddii aan ku...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 41-AAD)

0
Maya. Maya. Maya. Ma aha abtigay ninka waxaasi ka suurtoobeen. Ma abtigay baa maanta gabdho yaryar gaari ku qaadanaya? Taasi waa qorraxdii bari laga...

GABADHII JINKA AHAYD (sheeko)

0
Beri baa arday iskuul dhigata, oo gabdho iyo wiilal isugu jira waxaa iskuulkii laga soo daayay xilli casir gaaban ah. Iskuulku wuxuu ku yaallay meel...

SOOMAALIYA IYO GEED ALWAAXA

0
Soomaaliya waa dal ku tiirsan waxsoo dhoofsashada waxaana ay maalinkii dalka la keenaa tiro aad u badan oo alaabo kala duwan ah oo ay...