Maqaallada

SOOMAALIDA MAANTA IYO XUSUUSTA GOBANNIMADOODA

0
Soomaalidu waxay soo martay waddo aad dheer waxaana ugu horreyey dagaalkii gobanimadoonka ee SYL, halgankaasi gobannimadoonka ah waxaa Ku baxay naf iyo maal oo...

MAXAY DHIIRI GELINTU MUHIIM UGU TAHAY NOLOSHA

0
Hadaad rabto inaad weynaato, waxaad u baahan tahay inaad joojisid ogolaanshaha Hadallada dadka ku hanjabinayo. Tani waa sababta dhiirigelintu muhiim ugu tahay nolosha maxaa yeelay...

DHISMAYAASHA DHAADHEER YAA LOO DHISAYAA?

0
Muddooyinkii dambe magaaladda Xamar ee caasimadda dalka Soomaaliya waxaa isa soo tarayey nabad-gelyada ay ku naaloonayaan dadka reer Muqdisho taasoo sababtay in ay qurba...

Musuq-maasuqu waa dilaaga Qaranka (WARBIXIN)

0
Musuqmaasuq Af Ingiriis waxaa lagu yiraa corruption,  waa nidaamka oo maamul xun iyo been leh kooxda dowladda ama xukumaad ama awood leh. Waxaa kaloo lagu...

Maxay isku qabteen Odayaasha Dhaqanka iyo Horjoogayaasha Khawaarijta ee ku sugan Ceelbuur? (Warbixin)

0
Inta la socotay qeybaha hore ee Barnaamijka ” Diiradda”, warbaahinta qaranka waxaan ku baahinay in horjoogayaasha Khawaarijta Al-shabaab ee ka soo jeeda Ceelbuur ay...

Falcelinta madashii furnayd ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh uga jawaabay su’aalaha Shacabka

0
Ka dib markii uu Madaxweynaha JFS Mudane Dr: Xasan Shiikh Maxamuud uu ka qeyb galay madashii furneyd ee su’aalo Dadweyne lagu weydiinayay, islamarkaana uu...

TAARIIKH NOLOLEEDKII QORAA SARE CIISE FAARAX MAXAMED

0
Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi raajicuun Alle how naxariistee marxuum Qoraa Sare Ciise Faarax Maxamed wuxuu ku dhashay gobolka hiiraan magaala madaxdiisa beled weyne...

KUUMA AANAN GUURSANIN INAAN KULA CIYAARO

0
Waxay is guursadeen sheeko jaceyl oo qurux badan kadib, labo todobaad markay wada joogeen ayuu ninkii u soo toosay si uu shaqo tago. Musqusha ayuu aaday si...

MAGAALADA MUQDISHO OO AY KU SOO BADANAYAAN GOOBAHA DUMARKA LAGU QURXIYO

0
Magaalada muqisho waa caasimada dalka waana magaalo martigalisay in kabadan afar malyan oo shacab ah waana magaalo u roon midka wax haysta iyo midka...

HAL ABUURKA WAX SOO SAARKA LEH

0
Hal abuurka wax soo saarka leh Marka la doonayo dal iyo dad in la horumariyo waa in la helaa hal abuur ku saabsan ganacsi...