Cabista Sigaarka & isticmaalka Tubaakada waxaa ka dhasha halis Caafimaad
Maanta oo kale 31 Maajo sanad walba waxaa loo asteeyay, maalinta caalamiga ah ee joojinta cabista Sigaarka iyo tubaakada, (WORLD NO TOBACCO DAY) taasoo...
DOORASHOOYINKA LAGU QABTAY SOOMAALIYA INTII U DHAXEEYSAY SANADAHII 6-DII LUULIYO 1960-KII – ILAA...
Doorashadii ugu horeeysay ayaa dhacday 6-dii juuliyo 1960-kii waxaa loo doortay inuu Dalka hogaamiyo mudaneĀ Adaan Cabdulaahi Cusmaan daar ,kana tirsanaa xisbigi Leegada ee...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 42-AAD)
Axmed Jaamac intuu dadkaas kadeedan is-dul taagay, ayuu u fiirsaday xiisaha la yaabka leh ee ay bur- saliidka qallalan ku jajabsanayaan, sidii iyagoo ka...
TOLOW XAGEEN SHEEKO KA BILLAABAA? (SHEEKO GAABAN
Haddeey Xaajo Joogtaa Wiil ayaa gabar soo gursaday, habeenkii u horreysay Aqal galkooda marki dadki ay ka kala tageen ayaa labadoodi isku so hareen,...
HOOYO MACAAN IYO QIIMAHA EEY LEDAHAY?
Waxaan doonaayaa maanta in aan wax yar ka tabto ama ka iraahdo qiimaha ay hooyadu leedahay, ma ahan mid wax halkaan lagu soo koobi...
ISBEDALKA DHAQAALE EE KU YIMID GOOBAHA LAGALA WAREEGAY KHAWAARIIJTA
Markii uu billowday dagaalka Ka dhanka ah kooxda khawaarijta Al-Shabaab kana billowday maamullada dalka gaar ahaan maamullada Hir-shabeelle, Galmudug oo ay bilaabeen dadka deekaanka...
HADDII DIB LOO SOO CELIYO WARSHADIHII DALKA MAXAA ISKA BADALAAYA NOLASHA BULSHADA
Sodon iyo sadax sano Ka hor dalkeena soomaaliya waxa uu lahaa kaabayaal aad u xooggan oo ay dowladdu iyo dowladdaaha aan saaxiibadanahnay ay maal...
DHIIRIGELI OO SI FIICAN ULA DHAQAN FARSAMO YAQAANNADA SOOMAALIYEED
Dawarsi waxay ka doorbideen in ay aaminaan xooggooda iyagoo adeegsanaya maskaxdooda iyo fikaradahooda iyagoo mar waliba in la yimaadaan fikrado cusub iyo siday dalka...
NAFTU WAXAY DOONEYSAA IN HOREY LOO SOCDO
Hanka nolosha ee qofku leeyahy ma ahan in uu ahaado mid kooban waxaase loo baahan yahay in uu ahaado mid sarreeysa waayo ma jiro...
MUSUQU WAA SAL WEYN YEHEE MASAAR AF WEYN
Wax waliba marka la billaabayo waxay u baahan yihiin in marka hore si fiican loo daraasadeeyo ka dibna loo sameeyo shuruuc adag oo xakameyn...










