Maqaallada

XAWAALADAHA DALKA OO HOWL MUHIIM AH U HAYA BULSHADA SOOMAALIYEED.

0
Nolosha dad badan oo ku nool dalka waxay ku tiirsan yihiin lacago xawilaad ah oo ay ka helaan qaraabadooda ku nool dibadda oo ku...

JADEECADA OO SABABTA NAFAQO DARRI IYO TAMAR DARRI

0
Jadeecada ayaa guud ahaan laga helay dunida goor hore wolow ay ku kala duwan yihiin xaddiga caabuqa jadeecada ay haleesho waddamada. Xaddiga jadeecada ee qaaradda...

BOLIISKA OO WADA HOWLO WAX KA TARAYA AMMAANKA

0
Magaalada Muqdisho habeenadan ugu dambeeyey boliiska ayaa ka wada howlo amaanka wax ka taraya oo lagu hubinayo amaanka iyo nabadgelyada xaafadaha . Waddooyinka iyo xaafadaha...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudana Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka tacsiyeeyay dadkuu ku dhintey colaadda ka taagan magaalada...

Taxanaha Taariikhda Tacliinta Soomaaliya (qeybtii 3-aad)

0
Qeybtan 3-aad waxaan uga hadleynaa WAXBARASHADA SOOMAALIYA XILLIGII KACAANKA. Markii Ciidamadu la wareegeen talada dalka sanadkii 1969-kii waxaa isbeddel ku dhacay nidaamkii tacliinta ee dalka maadaama...

La Dagaalka Khawaarijta waxaa barbar socda xasilinta Deegaannada la xoreeyay (WARBIXIN)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr: Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad u sheegay markii uu ku guuleystay markii labaad sanadkii hore inuu...

Shacabka caasimadda oo ciidanka kala shaqeynayo xaqiijinta amniga

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay qorshe lagu xakameynayo hubka Magaalada Muqdisho, oo loogu yeeray (Xeerka Xakameynta Hubka Caasimadda), kaasi oo ka kooban 14 qodob. Xeerka...

Falcelinta Qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran (WARBIXIN)

0
Kadib markii uu soo baxay War-murtiyeedkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa siyaabo kala duwan loo kala fasirtay, iyadoo qoloba meel u jiidatay ama u fasiratay,...

Keydkii hubka iyo rasaasta ee khawaarijta Al-shabaab oo gubtay

0
Waxaa gebi ahaanba bas beelay keydkii hubka iyo saanadda ee malleeshiyada khawaarijta Al-shabaab ay ku lahaayeen degmada Jilib ee gobolka shabeellada dhexe. Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed...

Soomaaliya oo Bilaabeysa Weerarkii 2-aad ee ka dhanka ah Al-Shabaab ee Koonfurta (WARBIXIN)

0
Kadib guulo muhiim ah oo laga gaaray Al-Shabaab dabayaaqadii sanadkii 2022-kii, Dowladda Soomaaliya waxay bilowday duulaankii ka dhanka ahaa kooxda xagjirka ah iyadoo hadafkeedu...