Maqaallada

WAA MAXAY WADANIYAD?

0
Wadaniyadu waa jaceylka qofka uu jecelyahay dhulkiisa hooyo taa soo keenta in qofku uu ku farxo marka wadankiisu uu ku jiro marxalad wanaagsan kana...

SIDEE MIDDNIMO SOOMAALIYEED LAGU HELI KARAA?

0
Iyadoo muddo hore xilligii qeybsiga afrika la hoos  geeyey, saddex gobol laba gobolna ay ka xorooben gumeysigii ayaa waxaa suurtagali weyday in la helo...

SAAMEENTA UU NOLASHEENA KU LEEYAHAY AFLAANTA AANAN LA FAAFREEBIN

0
Ugu horeen filimka waa qeyb kamid ah warbaahinta u jeedaa laga leeyahay waa in lasaameeyo dadka afkaartooda iyo caqiidadooda iyo waxa ay aamin sanyihiin...

HA ILOOBIN MAALMAHA XORRIYADDA DALKAAGA

0
Dabaal degga maalmaha Xorriyadda waa mid soo jirtay muddo dheer. Marka laga bilaabo maalintii gobonnimada laga qaatay gumeystayaashii reer Yurub dalkeenana uu ka xoroobay dhibaatooyinkii...

MUSLIMKU: WAA MIDKA DADKU KA NABAD GALAAN

0
Qofka muslimka ah waa qof dhowrsan oo iska ilaaliya dhammaan waxyaabaha xun xun, muslimku waa ruux markasta samaha jecel, waa ruux shayskasta ka fiiriya...

DUL-XIJJAH WAXAY KA MID TAHAY BILAHA XURMADA GAARKA AH LEH?

0
Alle- sarreeyey oo nasahnaaye markuu abuuray dhulka iyo samooyinka ayuu bilaha u qaybiyey laba iyo toban bilood. Afar ka mid ah ayaa Alle siiyey...

LAMA QIYAANO QOF KU AAMINAY

0
Diinteena Islaamku waxay amartay amaanada in la ilaaliyo waxa ayna ku tilmaamtay arrin aan sahlanayn ama aan la dhayalsan karin ayada oo inoo sheegtay...

WAA MAXAY SABABAHA LOO AANEYNAYO ISBEDDELKA CIMILLADA?

0
Sida ay ku soo warameen aqoonyahannada ama khuburrada cilmiga Sayniska ayaa sheegay arrimaha loo sababaynayo isbaddalka cimillad Afrika gaar agaan Soomaaliya. Bulshada ku nool Afrika...

MALA GAARAY XILLIGII LAGA GUDBI LAHAA SAAMI QEYBSIGA 4.5.

0
Waa maxay 4.5? Maxaa laga faa’iiday? Muxuu cillado leeyahay? Ma la joogaa xilli ay tahay in laga gudbo? Ma naqaan nidaam ka fiican oo...

DAALACASHADA IYO AKHRISKA BADAN OO GARAADKA KORISA

0
Ruux kasta oo caado u ah habdhaqanka akhriska waa hubaal in uu dheehanayo waayo aragnimo badan. Dhaqanka wax akhriska waxaa uu u horseedaa qofka in...