GANACSIYO NOOC CUSUB AH OO LAGU ARKAYO MUQDISHO
Muddooyinkan dambe Muqdisho waxaa ku soo biiraya hindiseyaal ganacsi oo cusub oo aan dalka hore uga jirin.
Waxaan la kulmay gaari lagu magacaabay suuqa wareega...
DOWLADDA SOOMAALIYA OO KU BIIRTAY URURKA BARIGA AFRIKA
Dalka Soomaaliya waa Dal madaxbanaan oo afrika ah kuna yaala geeska Afrika lehna xeebta ugu dheer geeska Afrika sidoo kalena leh kheyraad kala duwan...
DHIBAATADA DHAQAALE EE KA DHALATA WADDAMADA LA SAARO CUNAQABATEYNTA.
Waxaa jira ismaan dhaaf iyo xad-gudubyo Waddan loo arko in uu ka galo mid kale oo caalamku ka dhiidhiyo, sida badan waxaa dhacda in...
WAA MAXAY WADANIYAD?
Wadaniyadu waa jaceylka qofka uu jecelyahay dhulkiisa hooyo taa soo keenta in qofku uu ku farxo marka wadankiisu uu ku jiro marxalad wanaagsan kana...
SIDEE MIDDNIMO SOOMAALIYEED LAGU HELI KARAA?
Iyadoo muddo hore xilligii qeybsiga afrika la hoos geeyey, saddex gobol laba gobolna ay ka xorooben gumeysigii ayaa waxaa suurtagali weyday in la helo...
SAAMEENTA UU NOLASHEENA KU LEEYAHAY AFLAANTA AANAN LA FAAFREEBIN
Ugu horeen filimka waa qeyb kamid ah warbaahinta u jeedaa laga leeyahay waa in lasaameeyo dadka afkaartooda iyo caqiidadooda iyo waxa ay aamin sanyihiin...
HA ILOOBIN MAALMAHA XORRIYADDA DALKAAGA
Dabaal degga maalmaha Xorriyadda waa mid soo jirtay muddo dheer.
Marka laga bilaabo maalintii gobonnimada laga qaatay gumeystayaashii reer Yurub dalkeenana uu ka xoroobay dhibaatooyinkii...
MUSLIMKU: WAA MIDKA DADKU KA NABAD GALAAN
Qofka muslimka ah waa qof dhowrsan oo iska ilaaliya dhammaan waxyaabaha xun xun, muslimku waa ruux markasta samaha jecel, waa ruux shayskasta ka fiiriya...
DUL-XIJJAH WAXAY KA MID TAHAY BILAHA XURMADA GAARKA AH LEH?
Alle- sarreeyey oo nasahnaaye markuu abuuray dhulka iyo samooyinka ayuu bilaha u qaybiyey laba iyo toban bilood. Afar ka mid ah ayaa Alle siiyey...
LAMA QIYAANO QOF KU AAMINAY
Diinteena Islaamku waxay amartay amaanada in la ilaaliyo waxa ayna ku tilmaamtay arrin aan sahlanayn ama aan la dhayalsan karin ayada oo inoo sheegtay...