Maqaallada

26-KA JUUN MAALINTA XORNIMADA GOBOLADA WOQOOYI (WARBIXIN)

0
26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed leh,  waxayna qiimahaasi ku...

TAARIIKHDII MADAXWEYNE AADAN CABDULLE CISMAAN (AADAN CADDE)

0
Mudane Aadan C/lle Cismaan Daar waxuu ahaa Madaxweynihii ugu horeeyay ee Jamhuuriyada Soomaaliya, Wuxuu kaalin muhiim ah oo aanan la iloobi Karin ka soo...

MA GABOWDO GOBONNIMADU

0
In kastoo Gu’yaal iyo Gu’yaal laga joogo haddana ma aha wax si fudud lagu iloobi karo xorriyaddii laga qaatay Gumeystayaashii reer Yurub waxaana xusuusan...

DADOOW DOWLADNIMO LAABTA KA OGAADA

0
Soomaaliya markay xurnimada qaadatay habeenkii Calanka Jamhuuriyadda la saarayay lana dejinayay kuwii gumeystaha aniga waxaan ahaa 6 jir gacanta laga hayay oo waxay waalidkey...

WAA MAXAY SABABAHA LOO AANEYNAYO ISBEDDELKA CIMILLADA?

0
Sida ay ku soo warameen aqoonyahannada ama khuburrada cilmiga Sayniska ayaa sheegay arrimaha loo sababaynayo isbaddalka cimillad Afrika gaar agaan Soomaaliya. Bulshada ku nool Afrika...

TASHI IYO TALO GUUD HALA GAARO

0
Adduunyadu way ka guurtay koox koox iyo qoys qoys intaba, waxayna u guurtay midow iyo is xulufeysi si ay u yeelato awood dheeraad ah,...

DABAAL DEGGA MAALMAHA XORRIYADDA WAA MID SOO JIRTAY MUDDO DHEER.

0
Marka laga soo bilaabo maalintii gobonnimada laga qaatay gumeystayaashii reer Yurub dalkeenana uu ka xoroobay dhibaatooyinkii gumeystaha waxaa loo ciyaaray Ciyaaro iyo damaashaad iyadoo...

TAARIIKHDA AUN MAXAMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL

0
Allaha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal waxa uu ku dhashay 1928 magaalada galbeed ee Ood weyne sanadkii 1928-kii. Waxbarashada dugsiga hoose oo uu Cigaal...

XEELADDA AYAA KA WAXTAR BADAN XOOGGA SHEEKO (QEYBTA 1AAD)

0
Naasir Maxamed Waliid wuxuu ku dhashay magaalada taraabulis ee caasimadda dalka liibiya sanadkii 1959-kii. Wuxuu ku soo koray nolol aad u adag oo qalafsan daruufo...

) TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 46-AAD

0
Alla waa Injineer Axmed Jaamac!” “Maxaa daaray?” “Baabuuraa dardaray, waa dhintay miskiinka!” “Aaa!” iyadoo leh bay sariirta ka soo booddaa sidii bahal qaniinay. Markaasay intay dadkii...