WAA MAXAY DOWLAD FEDERAAL AH ?
Dowlad Federaal Ah waa nidaam dowladeed kaasoo awoodda dowladda dastuurka dalku u qeybiyo dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.
Maamul goboleedyadu waxay leeyihiin meekhaan maamul hoosaad...
SIDEE U NOQON KARTAA QOF DABEECAD WANAAGSAN?
In badan oo nolosha ka mid ah waan ka caajisnaa in aan xiriirino wanagga dhanka dadka kale, in aad yeelaatid dabeecad soo jiidasho leh...
SAAMAYNTA UU ISBEDDELKA CIMILADU KU LEEYAHAY SUGNAANTA CUNTADA
Col iyo abaar waa labada masiibo ee Soomaalidu ilaahay ka magan gali jireen. Soomaaliya waxaa isugu darsamay col iyo abaar waqti dheer.
Meelaha uu aad...
ASAASEYAASHII HALGANKA XORNIMADOONKA SYL.
Habeenkii ay taariikhdu ahayd 15 May 1943kii, ayaa yaasiin xaaji ismaan soo hordhigay barnaamijka xisbiga oo ka kooban 13 qodob, qodobbadaas waxaa ka mid...
XISAABI XIL MALEH HADDAAN LA XUMEYNIN
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa waxaan kuu dhiibay ii dhiib dhabiil rag ma dhaafto mana ahan wax ceeb ah, laakiin waa xanuun iyo murug badan...
DAMAASHAADKA IYO FARXADDA CIIDDA OO LAGA DAREEMAAYO GUUD AHAAN SOOMAALIYA
Shacabka Muslimiinta ayaa ah dadka inta badan u dabaal daga ciidda weyna ka farxad badan yihiin dadka aanan soo soomin bisha barakeesan ee Ramadan,...
CIIDDEYDA HOOYIYO CALANKEYGU IGU FILAN
Muddo badan ayaa leysla dhaxmarayay hadallo war-suuqeed ah iyo kuwo kutiri kuteen ah, waxaase ka fiican xalaal maalin baa la khashaaye in warka leysu...
WAX KA BARO GUDASHADA XAJKA IYO CIMRADA
Ilaahay ayaa mahad leh, naxariis iyo nabad gelyona ha ahaato nebi Muxamed korkiisa.
Walaalayaal waxaan halkan idiinku soo koobayaa qodobada ugu muhiimsan ee gudashada xajka....
DIINTEENU WAA NUUR IYO NADAAFAD
Diinta Islaamka waa diin la timid nadaafad, nuur iyo akhlaaq iswada huwan waana dhaqan dhameystiran, Carabta inta uusan islaamka u imaanin waxay ahaayeen kuwo...
DIINTEENNA WAA MANHAJ DHAMEYSTIRAN
Islaamku waa Diin isu miisaanta nolosha adduunka iyo nolosha Aakhirada, waayo adduunku waa beer uu ku beerto qofka Muslimka ah khayraadka xagga dhammaan dhinacyada...










