TAABAGELINTA NABADDA WAA FIKIR ISKU TASHI AH
Ummad kasta marka ya fekeraan oo ay gartaan waxa ka maqan Meesha ay jiraan si loo helo baadida maqan waxay qorsheeyaan ama meel isla...
GAARSIINTA GARGAAR DEG DEG AH MEELAHA LAGA XOREEYAY KHAWAARIIJTA ARGAGIXISADA AH.
Dalka waxaa ku soo fool leh Guluf dagaal oo kama dambeys ah, kaasoo lagu soo afjarayo maleeshiyada arxanka daran ee khawaariijta al-shabaab oo caadeystay...
ISLAAMKA AYUU AMNIGU KU JIRA
Daraasad lagu sameeyay qaar kamid ah dalalka qawaaniinta noloshooda ay u eg yihiin habka Islaamku u nidaamayay nolosha balse iyagu aan aheyn Islaam ayaa ...
DIINTEENNA WAA MANHAJ DHAMEYSTIRAN
Islaamku waa Diin isu miisaanta nolosha adduunka iyo nolosha Aakhirada, waayo adduunku waa beer uu ku beerto qofka Muslimka ah khayraadka xagga dhammaan dhinacyada...
ADDUUN IYO AAKHIRO AYAA KU DHAN ISLAAMKU
Islaamku waa nidaam dhamaystiran oo ay ku dhan yihiin dhamaan dhincyada kala duwan ee nolasha. Dhammaan dadka haysta diimaha Allah soo dajiyay waxay rumaysanyihiin...
WAA MAXAY XIKMADU?
Xikmadu waa nasiib alle keeno,waa garasho ay si fudud u hesho maskaxdu,waa feker fogaan arag iyo fiiro ku qotoma, waa akhlaaq iyo haybad diimeed,waa...
SIDEE GAADIID LOO XUKUMAA HADIIBA WAX KALA HAGAA JIRIN MUQDISHOOY MAXAAD TABEYSAA?
Horay iyo gadaalba dayay, meeshaad eegtaba waa ka dar oo dibi dhal, waddooyin ciriiri ah, gadiid nooc walba isugu jira, oo wada baxsanaya oo...
YAA XAQ KUGU LEH? (QEYBTA 2AAD)
4) XAQA NEBIGA (NNK) (QEYBTA 2-AAD)
In la adeeco, oo looga daydo arimaha dunida iyo aakhirada oo dhan. 2- In aanu jecelykiisa ka hor...
WAA MAXAY FARXAD
Af soomaali ahaan Farxad eray ka xeel dheer oo sheegaya macnaha dhabta ah ee aan uga dan leenahay waxa igala habboonaaday erayga “Xasilooni” oo...
BAAB’INTA DIL DILAACA JIRKA IYO IS DHALAALINTA
Dhaashigu waa isku dhalaalin, isku qurxin si dabiici ah, haddaad dooneyso in uu maqaarkaaga iyo wajigaaga qurux badnaado oo uu dhalaalo adigoon isticmaalin wax...










