CIIDAMADA DOWLADDA OO SI TARTIIB AH ULA WAREEGAYA FARIISIMADA ATMIS (WARBIXIN)
Burburkii Dowladdii dhexe ee Dalka Soomaaliya sanadkii 1991-kii kadib ayaa waxaa Dalka soo gaaray Ciidamo huwan ah oo la magac baxay Ciidanka Howsha ku...
10) XAQA XAYAWAANKA (QEYBTII 3-AAD)
Noolaha kale ee aan dadka ahayn waxay iyagana leeyihiin xuquuq, waxaana xuquuqdaas ka mid ah kuwan soo socda.
In la waraabiyo oo cunto la...
XILKU WAA MEERTO EE XEER JAJAB MAAHAN
Soomaalidu waxay laheyd hidde iyo dhaqan waxayna aad iyo aad isaga ilaalin jirtay hunguri xumada boobka iyo wax jecleysiga haddii waqtiga jiilaalka ah ay...
XANTU WAX FIICAN MAAHAN
Dadka qaarkii markay qof maqan wax ka sheegayaan hadaa tiraahdo Jooji qofkaa ha xaman wuu kaa maqan yahay. Waxay ku leeyihiin Maxaad ku hadleysaa...
MAXAAD KA TAQAANNAA TAARIIKHDA GOBOLKA GALGADUUD
Maqaalkeena maanta waxaa ku soo qaadaneynaa taariikhda gobolka galgaduud
ee Bartamaha Soomaaliya oo ah mid ka mid ah gobolada Soomaaliya kuwooda ugu baaxadda weyn.
Galgaduud waxeey...
Warbixinta Toddobaadlaha ee wax qabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco, 12 July, 2023
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku shir guddoominaya shir wadatashi oo ay ka soo...
TUUGGII CAQLIGA BADNAA (QEYBTII 1-AAD
Tuug guuray oo muddo xadidda xoolaha ummadda muddo dheer ku qaraabanayay ayaa habeen guri dagan oo ay dadkii lahaa hawo gadis uga maqanyihiin u...
DOWLADDA OO CIRIBTIREYSA CUDURKA UGU XUN EE CURYAAMIYA DHISMAHA DOWLADNIMADA (WARBIXIN).
Masuq-maasuqu waa aafo dilootay Dowladnimada iyo cudurka ugu xun ee dumiya qaab-dhismeedkeeda hay’adeed, falcelin xun oo kan sameeyaa u haysto tallaabo u hiilineysa horumarkiisa...
DHIBAATADA QABYAALADDA AY LEEDAHAY.
Waxaa muhiim ah inaanu kala fahamno Qabiilka iyo Qabyaaladda, Qabiilku waa wax laguugu garanaayo ruuxa aad adigu tahay iyo isir ahaan halka aad ka soo jeedo,abtirsigaagu...
CAAJISKA IYO HAL ABUURKA QOFKA INSAANKA AH!!!
Waa ay ku adag tahay in uu sariirta ka kaco ama uu hawl ku dhameeyo waqtigii loogu talo galay, waxa uu mar kasta ku...