ILAALINTA BALLANTU WAA MAS’UULIYAD MUHIIM AH (SHEEKO QIIRO LEH)
Nin Taajir ahaa oo xubin ka ahaa dabaqada Maal-qabeenka sare ee dalka Ruushka ayaa daaqadda Gurigiisa ka arkay nin guri la'aani ay u raacday...
DHGARQABE DHULKAA SHEEGA (QEYBTII 2-AAD)
Waxaan baarnay numberka looransi hoor iyo qolyihii soo wici jiray, waxaana helnay tiro wada hadallo ah oo socday 1992-dii illaa 93-dii, dadkii ay wada...
Waxaa dar-dar ku socda howlgallo Khawaarijta looga laayay horjoogayaal dhibaatooyin ku hayay shacabka (Warbixin)
Waxaa sii xoogeysanaya howlgallada ka dhanka ah kooxda Khawaarijta Al-shabaab ee ka socda gobollada Dalka, kuwaas oo lagu laayay maleeshiyaad iyo horjoogayaal muhiim u...
Qaaqlayaasha iyo Al-shabaab oo isku Af noqday (WARBIXIN)
Waxaa jiray waqti ay si baaxad leh u kobceen Maleeshiyadka Khawaarijta ah ee Al-shabaab, waana sanadadii 2017-kii ilaa iyo horraantii sanadkii 2022-kii waxay aheyd...
Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 5-aad
Dawladdu waxa ay cagta ku haysaa waddada ay ku xaqiijinayso Ahdaafta Qaran ee leh hor-tabinta,1- Ciribtirka Khawaarijta,2-Dayn-cafinta,3 qaadista cunaqabataynta Hubka,4-Dagaalka Musuqa,5-geediga-Dimuquraadiyadda, sidaasi awgeed ayaan...
Xogta Horjooge muhiim u ahaa Khawaarijta oo lagu dilay gobolka Jubbada hoose (Warbixin)
Wel-marow, waxa ay in ka badan 45-km dhinac bari ka xigta degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose, halkaas howlgal ka dhacay waxaa lagu khaarijiyay...
Musuq maasuqu wuxuu caqabad ku yahay Dawladnimada Qeybta 3-aad
Dagaalka ay Dowladda ku wajaheyso dadka xatooyada ku sameynaya hantida loogu adeegayo dadka iyo dalka ayaa ku soo aadaya xilli la soo xiray dad...
WARAABE BAA LAGA SHEEGAY: ILLA CANKA SUBAGU SOO QUBO MA QABOOBAAYO
Waraabe la wareystay lana weydiiyey su'aal ah: Mr Waraabow haatan waa adigan Da' taagan, cimri-gaagana dhagar baad ku jirtay, boob iyo dhuumasho uu dhabarku...
TUUGGII CAQLIGA BADNAA (QEYBTII 1-AAD)
Tuug guuray oo muddo xadidda xoolaha ummadda muddo dheer ku qaraabanayay ayaa habeen guri dagan oo ay dadkii lahaa hawo gadis uga maqanyihiin u...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 48 -AAD)
Markuu arkay in ay gambarkeedii soo sidato, ayuu intuu Cumareey oo ku soo laabtay sacabka garabka ka saaray barkinta hoosteedana nus shilin ka soo...










