Maqaallada

ISKA ILAALI BALWADDA WAA DILAAGA NAFTAADA

0
Haddii aad tahay qof wax bartay ama miduu ilaahey akhli siiyey waxaa loo baahan yahay inaad  marka hore naftaada xakameyso oo aad ka celiso...

QOF WALBOOW TOWBA KEEN INTAYSAN TII RABBI KUUGU IMAN

0
Alle ayaa ka nasahan ceeb iyo xumaan oo idil, wuxuu Alle naleeyahay Dadow ma jirto dhibaato idin kaaga dhacda naftiina, xoolihiina iyo adduunyadiina oo...

DHAGAR-QABE DHULKAA SHEEGA

0
Goobtu waa magaalada silfar biriin ee gobolka meerilaan ee dal weynaha maraykanka, dharaartuna talaado foogteeda hore sanadkii 1993-kii. Gabar lagu magacaabo liifiyaan rays ayaa gaarigeeda...

CIIDAMADA DOWLADDA OO SI TARTIIB AH ULA WAREEGAYA FARIISIMADA ATMIS (WARBIXIN)

0
Burburkii Dowladdii dhexe ee Dalka Soomaaliya sanadkii 1991-kii kadib ayaa waxaa Dalka soo gaaray Ciidamo huwan ah oo la magac baxay Ciidanka Howsha ku...

10) XAQA XAYAWAANKA (QEYBTII 3-AAD)

0
Noolaha  kale ee aan dadka ahayn waxay iyagana leeyihiin xuquuq, waxaana xuquuqdaas ka mid ah kuwan soo socda. In la waraabiyo oo cunto la...

XILKU WAA MEERTO EE XEER JAJAB MAAHAN

0
Soomaalidu waxay laheyd hidde iyo dhaqan waxayna aad iyo aad isaga ilaalin jirtay hunguri xumada boobka iyo wax jecleysiga haddii waqtiga jiilaalka ah ay...

XANTU WAX FIICAN MAAHAN

0
Dadka qaarkii markay qof maqan wax ka sheegayaan hadaa tiraahdo Jooji qofkaa ha xaman wuu kaa maqan yahay. Waxay ku leeyihiin Maxaad ku hadleysaa...

MAXAAD KA TAQAANNAA TAARIIKHDA GOBOLKA GALGADUUD

0
Maqaalkeena maanta waxaa ku soo qaadaneynaa taariikhda gobolka galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya oo ah mid ka mid ah gobolada Soomaaliya kuwooda ugu baaxadda weyn. Galgaduud waxeey...

Warbixinta Toddobaadlaha ee wax qabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho, Arbaco, 12 July, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku shir guddoominaya shir wadatashi oo ay ka soo...

TUUGGII CAQLIGA BADNAA (QEYBTII 1-AAD

0
Tuug guuray oo muddo xadidda xoolaha ummadda muddo dheer ku qaraabanayay ayaa habeen guri  dagan oo ay dadkii lahaa hawo gadis uga maqanyihiin u...