Maqaallada

DAANYEERKA AMA KAROWGA OO KU SOO BADANAYA XAAFADAHA MUQDISHO

0
Marka ugu horreysa daanyeerka ama karowga waa xayawaan ka mid ah xayawaannada ku nool dunida oo dhan gaar ahaan soomaaliya. Karowgaan ayaa ku kala nool...

TAARIIKHDA TIRSIGA HIJRIGA.

0
Tirsiga Taariikhda Hijriyada waxaa laga soo bilaabaa markii Nabi Muxamed صلي الله عليه وسلم ka Hijrooday magaalada Makah Al-mukaramah una Hijrooday magaalada Madiina Al-munawarah. Taariikhda sanadka Hijriga ah wuxuu...

ISLAAMKU WAA NABAD IYO HORUMAR (QEYBTA 2-AAD)

0
Rasuulka (scw) wuxuu yiri:- (Muslim waxaa ah qofkii ay dadka kanabad galaan afkiisa iyo adinkiisa mu'mina waxaa ah midka dadka u nabad galiya naftooda iyo...

ISLAAMKA AYAA ASAL U AH CILMIGA SAYNISKA

0
Barashada abuurta Alle iyo dheefsigooda ayaa lagu gaaraa horumar dhanka adduunka ah, jidka lagu bartaana waa aqoonta aynu hadda ku magacawno sayniska. Abuurka Alle,...

MUSUQ MAASUQU WUXUU CAQABAD KU YAHAY DAWLADNIMADA (QEYBTA 2-AAD)

0
Musuqmaasuqa waa dhaqan haraadi ah oo aan meelna ku lahayn shareecada islaamka iyo dhismaha dowladnimada casriga ah, waxaana jira dadaallo caalamiya iyo mid heer...

MUSUQ MAASUQ IYO ALLE KA CABSI MEEL MA WADA GALAAN

0
SADKA DADWEYNUHU WAA SUN Soomaali il adeegga waa lagu yaqiinay laakiin iimaan la’aan laguma ogeyn sebennadaan dambana waxaa muuqata in boobka hantida dadweynaha iyo cunidda...

DOWLADDA FEDERAALKA OO XOOJISAY DAGAALKA MASUQ-MAASUQA 3-BILOOD EE UGU DAMBEYSAY (WARBIXIN)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan sheekh Maxamuud, wuxuu bishan April ee sanadkan ku dhawaaqay dagaal ballaaran oo looga soo horjeedo masuq-maasuqa,isaga oo sheegay inuu...

SICIR BARAR KA JIRA MAGAALADA BAYDHABO EE XARUNTA KU MEEL GAARKA AH EE KGS.

0
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ahna xarunta maamulka ku meel gaarka ah ee Koonfur galbeed waa magaalo istaaraatiji, waana magaalo ay ku nool...

MAALGASHIGAA MUUJIYA HORUMARKA DHAQAALAHA

0
Wadamada soo koraya waxaa horumarkooda dhanka dhaqaalaha ku xiran yahay maalgashiga horay u maray iyo hay’adda maaliyadda. Waddamada qaarkood ayaa door wacan ka ciyaara dhanka...

DHIBAATOOYINKA GANACSI EE KA JIRA MAGAALADA MUQISHO.

0
Magaalada muqdisho ee caasimadda dalka waa magaalo madaxda dalka waxa ay fariisin u tahay dowladda federaalka waa magaalo ay ku nool yihiin shacab ka...