KU DHIIRASHADA BEERISTA BARIIS WAXA AY DOOR KA QADANEYSAA HOURMARKA DHAQAALE EE DALKA.
Dalka Soomaaliyeed waa dal hodon ku ah kheyraad badan uu Alle ku maneystay waa dal ku wanaagsan hirgalinta mashaariicyo horumarineed sidaTacbashada beeraha oo muhiim...
SOO DHOOFINTA XOOLAHA QALAN SAAMEYNTOODA DHAQAALE IYO DOORKA DOWLADDA.
Soddon sano Ka hor dalkeena Soomaaliyeed waxa uu ahaa dalalka adduunka ugu waxsoo saarka badnaa ayaga oo xiligaas lahaayeen warshado waa weyn oo waxsoo...
WAA MAXAY MUSUQMAASUQ ?
Musuqmasuq waa lunsasho hantida dadweeyne sidoo kale musuq maasuqu waxa uu kadhici karaa qaybaha gaarka loo leeyahay iyo kuwa dadweeynahaba
Tusaalooyinka musuqmasuqa waxaa kamid ah
Laaluush,...
LABA DAGAASHAY HESHIIYA LAMA YIRAAHDO EE WAA LOO DHAXEEYAA
Haddii laba qof ama wax ka badan ama laba qabiil amaba laba dowladood is dagaalaan heshiiska dhexdooda kama yimaado ee waa inay helaan dad...
ARRIMAHA LOO SABABAYNAYO ISBADALKA CIMILLAD AFRIKA
Bulshada ku nool Afrika ayay inta badan nolashooda ku tiirsan tahay cimilada maadaama nolasha boqolaal milyan oo qof oo Afrikaan ah ay ku tiirsan...
WAA SHEEKO DHEX MARTAY NABI MAXAMED CSW IYO NIN REER BAADIYA AH OO YIRI:...
Maalin Nabiga (SCW) isagoo xaalada dadka eeg-eegaya iyo waxay ku howlan-yihiin fiir-fiirinaaya ayuu maqlay nin reer baadiyo ah oo leh: Yaa kariim Yaa Kariim...
DIINTEENNA WAXAY ILAALISAY XUQUUQDA NAF WALBA
Diinteenna suuban ee Islaamka way kasoo horjeedaa xad-gudub walboo lagula kaco ruux bani'aadam ah Muslim iyo Gaal midkuu doono ha ahaado e, waa mid...
ADDUUNKU WAA MAALMO EE MA AHAN MEEL LAGU WAARO
Diinteena Islaamka waxay noo sheegatay in adduunkan aan joogayno maalmo kooban qof walbana uu ka tagayo maalin maalmaha kamid ah, sidaa daraadeedna ay laga...
YAA XAQ KUGU LEH (QEYBTII 6AAD)
XAQA QOFKA WEYN
Qofka weyni waa qofka gu` iyo da`ba kaa weyn , kaana cilmi badan, kaa taqwo iyo cabsi badan, jaah iyo sharafna leh.
Tusaalooyin...
MAAREYNTA WAQTIGA
Waa waxa ugu wayn ee uu Allaah aadanaha ugu nimceeyay, waana xili soo maro qof kasto oo nool aan dib ugu soo labanay inuu...