TOBAN SANO KA DIB XAALKEENU SIDEE BUU NOQON DOONAA?
Gobolkan aynu ku nool nahay ee bariga Afrika toban sano ka dib wax weyn baa iska beddeli doona. 2033 tirada dadka reer Kenya waxay...
XAQIIQDII TAARIIKHDU WAA KEYD AAN DUUGOOBIN
Taariikhdu waa ma guuraan dalkaan wuxuu soomaray heerar kala duwan oo dhib iyo dheefba lahaa.
Haddaba waxaa loo baahan yahay in wax laga qoro dhacdooyinka...
SIDEE KU XOOJIN KARTAA IIMAANKAAGA?
Maqaalkaan waxaan diirada ku saareynaa qodobo aad ku xoojin karto imaankaaga waxaana ka mid ah kuwaan soo socdo.
Tawbada: Bini’aadanka waxaa ka dhaca dambiyo...
ISLAAMKU WUXUU INA FARAYAA NABADDA IYO WADA NOOLAANSHAHA
Allaa ayaa mahad idilkeed u sugnaatay, nabad galyo iyo naxriis nabigeena Muxamed dushiisa ha ahaato. intaa ka dib;
Sida lawada ogyahay aadanahu wuu ka cararaa...
ILAALI XUQUUQDA DADKA KALE SI LOO ILAALIYO XUQUUQDAADA
Xuquuqda aadanaha waa damaanad qaad sharuucda caalami ah ee lagu difaacayo lahaansha qof, kooxo ama guud ahaan aadanaha ku nool dunida gaar ahaan dadka...
YAA WADANI AH?
Waxaan iswaydiiyay Yaa wadani ah? waxaa isoo baxay jawaabahaan:
1. Qofka Diintiisa, Dadkiisa iyo Dalkiisa wax u qabta ( wax tara).
Dhaqan keenna wanaagsan waxaa ka...
WAA MAXAY HIV AIDS?
HIV waxay u taagan tahay fayraska hoos u dhigga difaaca jirka bani’aadamka. HIV wuxuu dhaliyaa AIDS. Cudurka eydhiska waxaa laga soo gaabiyay Acquired Immuno...
GEESIGU GASHAN KAMA MAARMO
Haddii aad tahay wiil geesi ah ama oo rag iyo haweenba meel iska saaray hadaana hanti adduunyo ilaahey gacantiisa geliyey, derejo iyo xil qaaday...
WAALIDOW UBADKAAGA USLUUBTA BAR.
Sida alabka dadka eebbe yahay gabar iyo wiil kii uu yahay haddii uu qofku asagoo jir ahaan iyo maan ahaan u fayow qaan-gaar noqdo...
SIDEED U NOQAN KARTAA MACALLIN GUULAYSTAY.
Barenimadu waxay kamid tahay xirfadaha ugu muhiimsan ee lafdhabarka u ah hormarka iyo baraaraha qofeed iyo midka bulsho ee dal walba, waxaana lagu tiriyaa...