Maqaallada

GANACSIGU MA INDHA CADEYN BAA?

0
Ganacsiga waa mehrad barakeysan oo soo jirtay qarniyaal waana mehrado aysan dadku ka maarmin oo ay wax ku kala iibsadaan. Waxaa jira suuqyada badeecadaha dukaanka...

ISBEDDELKA UU LA YIMID QALABKA WARBAAHINTA BULSHADA

0
Qalabkan (Social Media ) loo yaqaano waa mid dardar ku socda isla markaana leh saamyn xoog leh oo dhinca xiriirka bulshada isla markaana bedelay...

DALKAADA AYAA WAX KU TAHAY EE ABAAL U DHIGO

0
Qofka soomaaliga ah maanta ma jirto meel aan dalkiisa aheyn oo uu si nabdoon ugu ladi karo ama raaxo ugu seexan karo welwel la’aan...

WARBIXINTA TODDOBAADLAHA EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Taliye Ku-Xigeenka Xoogga Dalka u magacaabey General Maxamed Nuur Ufurow, isla markaana Taliyaha Ciidanka Lugta u magacaabey G/le...

In ka badan 700 oo ruux oo ku dhintay duqeymaha Israa’iil ee ka socda...

0
In ka badan 700 oo ruux oo rayid ah oo ay ku jiraan 140-caruur ah ayaa la sheegay in ay ku dhinteen  duqeymaha Israa’iil,kadib...

XUSKA BISHA MOWLIID IYO WAXA AY CULIMADU KA TIRI

0
Bisha Mowliid ee taariikhda Hijriyada waxaa qeybo badan oo ka mid ah dunida laga xusaa dhalashada nabi Muxammad CSW, laakiin waa arrin muran xoog...

QOF KASTA OO SOOMAALI AH WAA INUU BARTAA DIINTIISA EE AAN LOOGA TARJUMIN

0
Dadka soomaaliyeed ayaa aad ugu ad adag diintooda islaamka waana dad boqolkiiba boqol  muslimiin ah, soomaalida ayaa lagu amaanaa inaysan ka tagin dhaqankooda iyo...

ISLAAMKU WUXUU INA FARAYAA NABADDA IYO WADA NOOLAANSHAHA (QEYBTA 2-AAD)

0
Wuxuu kale oo suubanuhu yiri:-(Qofku kama suulo in ay diintiisa waasac utahay haddii uusan galin dhiig xaraam ah). wuxuu kale oo yiri:- "Maalinka qiyaame...

KEYD DHIGO INTAAD DHALLINYAR TAHAY

0
jiritaanka nooluhu wuxuu ka soo askumaa  uurka hooyada, ka dibna wuxuu u soo gudbaa ifka oo uu waayo kooban joogo, ugu dambeyna goortii caleentiisu...

Hawlgallo lagu beegsanayo Khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Jubbada Dhexe

0
Howlgallo lagu naafeeyey Khawaarijta oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa saaka laga fuliyey degmooyinka Bu’aale, Jilib iyo Saakow oo...