Maqaallada

FATAHAADDA WEBIYADA WAA QATAR U BAAHAN IN LAGA HORTAGO HADDA

0
Sanad kasta marka aya da’aan roobab mahiigaan ah aadna u buux dhaafaan labada webi ee mara Soomaaliya waxaa lagala kulmaa dhibaatooyin isugu jira mid...

TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAFY (QEYBTII 59-AAD)

0
“Haah hooyo.” “Axme ma joogo.” “Jaa waa baxay miyaa?” “Shalaydii horuuba baxayoo, waxaan u malaynayaa, Gobollada iyo meelahaas in uu aaday baan u malaynayaa.” “Gobollada...

WAA MAXAAY NOLOSHA DHABTA AH (QEYBTA 2-AAD)?

0
Maxay i bartay nolosha dhabta ah? Nolosha dhabta ah waxay i bartay in jaamacad iyo iskuul aan wax ka barto ka dibna aan imtixaan galo,...

SUUL COWRO (FAADUMO FARA-LACAG) QEYBTA 1AAD WAA SHEEKO CARUUREEDKA TODDOBAADKA

0
Waa hore waxaa jiray laba gabdhood oo walaalo ah. kalana bah ahaa. Labada gabdhood midi nacas ayey ahayd. waxaana la odhan jiray Dhoongo. ta...

BADBAADINTA KHEYRAADKA DABIICIGA AH EE DALKA SOOMAALIYA

0
Soomaaliya wax soo saarkeeda aad ayuu u horeeyay, waqtigii nabadda ay aheyd Dadka Soomaaliyeed ay isku duubnaayeen, waxey soo saari jireen waxyaabo badan oo...

SUGIDDA AMNIGA WAA FURAHA DHAQAALAHA DALKA

0
Ahmiyadda nabadda leedahay ma ahan mid dheel dheel ah waxaana lagu tilmaamaa in ay tahay nolol, naruuro, caano iyo naxariis. Sidaa daraadeed haddii la waayo...

XUSKA 12-KA OKTOOBAR EE MAALINTA CALANKA SOOMAALIYEED

0
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 69-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...

MAXAAN KA FAA’IIDI KARNAA HADDAAN KU BIIRNO SUUQA GANACSIGA EE BARIGA AFRIKA (EAC)

0
Suuqa ganacsiga bulshada bariga afrika oo si weyn haatan ugu tallaabsanayo iskaashi dhexmara waddamada bariga afrika  iyo sidii ay u yeelanlahaayeen wax isdhaafsi dhanka...

HA FUDUDEYSAN DIGNIINAHA KU AADAN EL-NINO (WARBIXIN)

0
Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna, si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa ka mid ah Webiyada,...

ISLAAMKA IYO BARBAARINTA UBADKA (QEYBTA 1-AAD)

0
Islaamku wuxuu bilaabay barbaarinta ubadku, kolka la xulanayo hooyadiis ama aabbihiis. Rasuulku (SCW) waxa uu Xadiis ku yiri: (U doorta xawadiinna cirqigu waa uu...