Maqaallada

Xubinnimada EAC Waxay Soomaaliya iyo Gobolkaba u Horseedi Doontaa Waa Cusub oo...

0
Hoggaamiyeyaasha Wadamada Urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika (East African Community) ayaa dhowaan go’aan ka gaaraya in Soomaaliya ay ugu dambeyntii noqoto xubintii 8-aad ee...

‘Ha iska qeyliyaan Safarku wuu soconayaa’ (WARBIXIN)

0
Howlaha Dowladda ayaa si xowli ah u socda, ha ahaato dagaalka lagula jiro kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab, Deyn cafinta, qaadista Cuneqabateynta iyo dhameystirka...

Milgo iyo Maamuus Qaran Macallin Baa leh

0
Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanadguuradii 49-aad ee maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo meel kasta  oo...

Xubinnimada EAC Waxay Soomaaliya iyo Gobolkaba u Horseedi Doontaa Waa Cusub oo...

0
Hoggaamiyeyaasha Wadamada Urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika (East African Community) ayaa dhowaan go’aan ka gaaraya in Soomaaliya ay ugu dambeyntii noqoto xubintii 8-aad ee...

Hindisaha Kaabaha Dhaqaale : Wadada Nabadda ee Wakhtiga Cusub

0
Is ogolaanshaha iyo wada-noolashada waxa uu kumanaan-sano u ahaa qaranka Shiinaha yool. 2013-kii Madaxweyne Xi Jinping ayaa soo bandhigay hindisaha(Belt and Road Initiative) oo...

Fatahaadaha Webiyada iyo Daadadka oo saameyn weyn yeeshay (WARBIXIN) By Ruush Abdullahi November 8,...

0
Fatahaada Webiga Jubba oo ah tii ugu ballaarnayd ee sameeyo muddo ka badan 26 sano ayaa sababtay in kumanaan qoys ay ka barakacaan guryahooda,...

SHEEKADII: LA SOCO QOFKA QIIMAHAAGA FAHMI KARA

0
Hadda ka hor waxaa jirtay Inana aad u qurux badneyd oo ehelo diin ah waxay dooneysay inay calfato wiil si fiican diinta waxa uga...

MAXAY TAHAY SABABTA GANACSATADA YAR YAR EE SOOMAALIDA AY U HORUMARI LA`YIHIIN.

0
Bulshada Soomaaliyeed waa bulsho ku  firfircoon dhan kasta oo ganacsiga ah ayaga oo sameeya ganacsiyo kala diwan waana bulsho xirfad u leh abuurida. curinta ganacsiyo...

DUKAANLE KA XANAAQAY DUKAANLE KALE

0
Bari baa waxaa dhacday sheeko cajiib ah oo u dhaxeysay laba nin oo saaxiixo ah islamarkaana ahaa ceeshoomilix waxaana ay islamwadaagi jireen midba midka...

BULSHOOY LABO DARAN MID UN DORO (ARRIMAHA DHAQANKA)

0
Dhaqanka soomaalida markii qof loo taag waayo oo dhan kasta laga maro waanada ugu dambeysta ah waxaa lagu soo hooriyaa hebel labo xalladood mid...