Maqaallada

Xasan Sh.“Soomaaliya waxay ku faani khayraadka Alle siiyay” (WARBIXIN)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Shiikh Maxamuud ayaa tilmaamay in iskaashiga caalamka uu ku tiirsan yahay ixtiraamka sharciyadda iyo mabaadi’da madax-bannaanida iyo wadajirka...

‘Yuusan nagula soo galgalan colaadda Dalkiisa’ (WARBIXIN)

0
Kacdoon xooggan oo looga soo horjeedo xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ka socda gobalka Amxaaradda ee dalka Ethiopia xili uu xilka iska casilay...

FATAHAADIHII GOBOLADA KA DHACAY OO SAAMEEYEY MACIISHADA.

0
Gobolada dalka qaar waxaa Ka curtay roobkii gu’ga ahaa oo in muddo ah ay sugayeen bulshada Soomaaliyeed muddo ayey lasoo daala dhacaayeen abaaro baahsan...

QALABKA ISGAARSIINTA EE XIRIIRKA BULSHADA IYO SAAMEYNTA TAHRIIBKA

0
Muddo haatan laga joogo 40 sano ayuu qalabka isku xirka bulshada (Social Media  ku soo biiray caalamka waxaana emailkii ugu horreeyey la is weydaarsaday...

QAADISTA CUNAQABATEYNTA HUBKA IYO KU BIIRISTA EAC WAA GUUL U SOO HOYATAY DALKA

0
Muddo dheer ayaa dalka soomaaliya  lagu hayay cunaqabateynta hubka haddaan fiirinno ilaa xilligii burburka dowladdii dhexe ee soomaaliya in ka badan 32 sanno waxaa...

DAADAD XOOG LEH OO KU HABSADAY QAYBO KA MID AH WADDANKA

0
Roobabkii xilliga dayrta ayaa si weyn uga da,ay dalka soomaaliya kaasoo buux dhaafiyey horooyinka, balliyada iyo togagga ay biyhu maraan waxaa uuna geystay qasaare...

WARBIXINTA TODDOBAADLAHA EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA

0
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay...

” Bayaankii ugu adkaa” (WARBIXIN)

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa taageerada dalalka caalamka ay ku taageereen qadiyadda Soomaaliya ee dhowrista madaxbanaanideeda, qaranimada iyo midnimada dhuleed, waxayna si gar...

ISLAAMKA AYAA ASAL U AH CILMIGA SAYNISKA

0
Barashada abuurta Alle iyo dheefsigooda ayaa lagu gaaraa horumar dhanka adduunka ah, jidka lagu bartaana waa aqoonta aynu hadda ku magacawno sayniska. Abuurka Alle,...

DIINTA OO LA’DAA’IMO AYEY DANTU KU JIRTA

0
Diinta Islaamku waa diinta kaliya ee xaqqa ah ee ilaa maalinta Qiyaamahana baaqi ahaan doonto, ka soomaali ahaan, Islaamku wuxuu  nagu leeyahay taariikh facweyn...