QAADISTA CUNAQABATEYNTA HUBKA IYO KU BIIRISTA EAC WAA GUUL U SOO HOYATAY DALKA
Muddo dheer ayaa dalka soomaaliya lagu hayay cunaqabateynta hubka haddaan fiirinno ilaa xilligii burburka dowladdii dhexe ee soomaaliya in ka badan 32 sanno waxaa...
DAADAD XOOG LEH OO KU HABSADAY QAYBO KA MID AH WADDANKA
Roobabkii xilliga dayrta ayaa si weyn uga da,ay dalka soomaaliya kaasoo buux dhaafiyey horooyinka, balliyada iyo togagga ay biyhu maraan waxaa uuna geystay qasaare...
WARBIXINTA TODDOBAADLAHA EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay...
” Bayaankii ugu adkaa” (WARBIXIN)
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa taageerada dalalka caalamka ay ku taageereen qadiyadda Soomaaliya ee dhowrista madaxbanaanideeda, qaranimada iyo midnimada dhuleed, waxayna si gar...
ISLAAMKA AYAA ASAL U AH CILMIGA SAYNISKA
Barashada abuurta Alle iyo dheefsigooda ayaa lagu gaaraa horumar dhanka adduunka ah, jidka lagu bartaana waa aqoonta aynu hadda ku magacawno sayniska. Abuurka Alle,...
DIINTA OO LA’DAA’IMO AYEY DANTU KU JIRTA
Diinta Islaamku waa diinta kaliya ee xaqqa ah ee ilaa maalinta Qiyaamahana baaqi ahaan doonto, ka soomaali ahaan, Islaamku wuxuu nagu leeyahay taariikh facweyn...
Wasiirka Warfaafinta XFS : Warfaafinta iyo warbaahinta Soomaaliya muhiimad ayay u leeyihiin taariikhda iyo...
Xuska maalinta Warfaafinta iyo Warrbaahinta Soomaaliya waa fursad muhiim ah oo lagu aqoonsanayo muhiimadda ay afka iyo warbaahinta Soomaaliyeed ku leeyihiin taariikhda iyo dhaqanka...
WELIGAA HA KU CEL CELIN KELMADDA ANIGA
Dunida waxay ku dhisan tahay iskaashi iyo gacmo wadajira ..ma jiro qof keligii istaagi kara ..wax walba wax baa tiiriya oo Kaaba .
Mindida afkeeda...
MAXAY TAHAY MUHIIMADDA AY LEEDAHAY QAADISTA CUNAQABATEYNTA HUBKA EE SOOMAALIYA?
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa toddobaadkii hore u codeeyey in la qaado cinaqabateyntii hubka ee saarneyd dowkadda Soomaalia iyo ciidamada ammaanka taas oo...
DAANYEERKA AMA KAROWGA OO KU SOO BADANAYA XAAFADAHA MUQDISHO
Marka ugu horreysa daanyeerka ama karowga waa xayawaan ka mid ah xayawaannada ku nool dunida oo dhan gaar ahaan soomaaliya.
Karowgaan ayaa ku kala nool...