๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐ ๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐-๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐๐จ๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ข๐ญ๐๐ซ๐ซ๐๐ง๐๐๐ง-๐ค๐
Qaahiraโ(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 72-aad ee Hayโadda Caafimaadka...
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka Wasiirrada Qorshaynta iyo Maaliyadda ee Afrika
Washington D.C.-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Qorshaynta,...
Guddoomiyaha Hayโadda SoDMA oo ka hadlay musiibadii 14-kii Oktoobar
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in ay xusuustooda ku weyn tahay weerarkii 14-ka Oktoobar ee 2017...
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada oo sheegay in daโyartu ay yihiin furaha mustaqbalka Soomaaliya
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa sheegay in dhallinyaradu ay yihiin laf-dhabarka bulshada iyo furaha mustaqbalka Soomaaliya,...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ururka dhexdhexaadka Adduunka
Kampala-(Wargeyska Dalka)-Shirka Heer Wasiir ee Ururka Dhexdhexaadka Adduunka (Non-Aligned Movement โ NAM) ayaa ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda.
โ
โShirkan oo ah kii 19-aad...
Wasiirka Isgaarsiinta oo kulan la qaatay wafdi ka socday Hayโadda QM ee Mashaariicda
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hayโadda Qaramada...
MUDANAYAASHA BJFS OO DOORTAY XUBIN KA TIRSAN GUDDIGA DIB U EEGISTA DASTUURKA
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa afaraad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda...
Dowladda oo faah-faahin ka bixisay howlgal lagu dilay horjooge katirsan khawaarijta
Hiiraan(Wargeyska Dalka): Howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Mabaax ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta oo lagu...
Xildhibaan Cumar Cali Isaaq oo loo doortay xubin ka tirsan Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Xildhibaan Cumar Cali Cabdi u doortay xubin ka tirsan Guddiga Dib-u-eegista iyo La-socodka Hirgelinta...
๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ ๐๐๐๐ซ๐ญ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐, ๐๐๐๐ข๐ ๐u๐ฅ๐๐ง ๐๐ฒ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ง ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hayโadda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta dib-u-eegista 4-aad ee barnaamijka wada-shaqaynta ah ee ay la leedahay Dowladda Soomaaliya kadib laba...










