Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka oo gaaray Dalka Jabuuti
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa gaaray Dalka Jabuuti, kadib martiqaad uu...
Guddoomiye Timacadde oo qaabilay xildhibaanada Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka (EAC)
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiye ku xigeenka labaad Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) ayaa maanta xarunta Aqalka Sare ku qaabilay Xildhibaannada Soomaaliya...
Wasiirka ganacsiga XFS iyo wasiirka ganacsiga Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ganacsi...
Istanbul(SONNA):-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Maxamuud Axmed Aadan iyo Wasiirka Ganacsiga ee Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga ganacsi iyo suuq u...
Wasiirka gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga
Rome(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa magaalada Rome kula kulmay dhiggiisa Talyaaniga, Mudane Guido...
Wasiir dowlaha wasaaradda beeraha XFS oo shir uga qayb galay Masar
Qaahira(Wargeyska Dalka):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Mudane: Asad Abdirasaq Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar kaga qayb...
Wasiirka maaliyadda oo shirar muhiim ah uga qayb galay Washingtom DC
Washington(Wargeyska Dalka):-Iyada oo uu gabo-gabo ku dhaw yahay Shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi...
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis diblomaasiyadeed
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah...
Duqa Muqdisho oo maanta furay waddooyin xirnaa muddo dheer
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta furay waddooyinka laga galo Airport-ka Muqdisho, kuwaas oo muddo...
πππ¬π’π’π«π€π πππππ’π¦ππππ€π π¨π¨ π€π πͺππ²π π ππ₯ππ² ππ‘π’π«π€π ππ-πππ πππ ππ ππ¨ππ¨π₯π€π πππ«π’π π ππππ’πππ«π«ππ§πππ§-π€π
Qaahiraβ(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 72-aad ee Hayβadda Caafimaadka...
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka Wasiirrada Qorshaynta iyo Maaliyadda ee Afrika
Washington D.C.-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Qorshaynta,...










