Taliyaha Ciidanka Xoogga oo tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidanka kumaandooska Danab
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage iyo Taliyaha Ciidamada Hawlgallada Gaarka ah ee Bariga Africa ee Dowladda Mareykanka (JSOTF...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo ka qeyb galay Bandhigga Ganacsi ee Afrika
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Aadan (Geesod) iyo wafdigiisa ayaa ka qeybgalay furitaanka Carwada Ganacsiga Gudaha Afrika (Intra-African Trade...
Shirka Amniga koonfur-galbeed oo looga hadlay xoojinta Amniga
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Koonfur-galbeed oo looga hadlay xaqiijinta amniga iyo adkaynta Sharciga Ciidanka.
Shirka waxaa...
Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kormeeray xarunta dambi baarista
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer shaqo ku tagey Xarunta Hogaanka Baarista Dambiyada CID.
Goobaha uu sida gaarka ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha EU iyo Nederlands
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Midowga Yurub...
Soomaaliya oo Safiir cusub u magacowday Suuriya
Dimishiq-(Wargeyska Dalka)-Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u magacowday Dimishiq danjire, Abiib Muusa Faarax ayaa warqadahiisa aqoonsiga u gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbajoogta, dalka...
Soomaaliya π’π²π¨ πππ«ππ’π π¨π¨ π€ππ₯π π¬ππ±π’π’π±πππ² hππ¬π‘π’π’π¬ iπ¬π€πππ¬π‘π’ cππππ’π¦πππ ah
Belgrade-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadam, oo kamid ah wafdiga Raβiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday Machadka farsamada ee ciidamada Serbia
Belgrade-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallim Fiqi, ayaa kormeer ku tegey Machadka Farsamada ee Ciidamada (Military Technical Institute) ee magaalada Belgrade.
Waxaa...
Duqa Muqdisho oo qaabbilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Danjire Alper...
Guddiga joogtada ah ee aqalka sare oo ka shiray ajendayaasha kalfadhiga 7-aad
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 1-aad ee kalfadhiga toddobaad ee...










