Wasiir dowlaha wasaaradda beeraha XFS oo shir uga qayb galay Masar
Qaahira(Wargeyska Dalka):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Mudane: Asad Abdirasaq Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar kaga qayb...
Wasiirka maaliyadda oo shirar muhiim ah uga qayb galay Washingtom DC
Washington(Wargeyska Dalka):-Iyada oo uu gabo-gabo ku dhaw yahay Shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi...
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis diblomaasiyadeed
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah...
Duqa Muqdisho oo maanta furay waddooyin xirnaa muddo dheer
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta furay waddooyinka laga galo Airport-ka Muqdisho, kuwaas oo muddo...
πππ¬π’π’π«π€π πππππ’π¦ππππ€π π¨π¨ π€π πͺππ²π π ππ₯ππ² ππ‘π’π«π€π ππ-πππ πππ ππ ππ¨ππ¨π₯π€π πππ«π’π π ππππ’πππ«π«ππ§πππ§-π€π
Qaahiraβ(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 72-aad ee Hayβadda Caafimaadka...
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka Wasiirrada Qorshaynta iyo Maaliyadda ee Afrika
Washington D.C.-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Qorshaynta,...
Guddoomiyaha Hayβadda SoDMA oo ka hadlay musiibadii 14-kii Oktoobar
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hayβadda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in ay xusuustooda ku weyn tahay weerarkii 14-ka Oktoobar ee 2017...
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada oo sheegay in daβyartu ay yihiin furaha mustaqbalka Soomaaliya
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa sheegay in dhallinyaradu ay yihiin laf-dhabarka bulshada iyo furaha mustaqbalka Soomaaliya,...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ururka dhexdhexaadka Adduunka
Kampala-(Wargeyska Dalka)-Shirka Heer Wasiir ee Ururka Dhexdhexaadka Adduunka (Non-Aligned Movement β NAM) ayaa ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda.
β
βShirkan oo ah kii 19-aad...
Wasiirka Isgaarsiinta oo kulan la qaatay wafdi ka socday Hayβadda QM ee Mashaariicda
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hayβadda Qaramada...










