Ciidamada Xoogga Dalka oo xaqiijiyay Amniga Deegaan muhiim u ahaa Khawaarijta
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xaqiijiyay amniga deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii ay halkaas shalay ka saareen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...
Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Bakool
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Moora Gaabey, oo 30km dhanka Waqooyi Bari kaga beegan Magaalada Xuddur, Xarunta...
Xildhibaanada labada Aqal oo ansixiyey qaraar ku saabsan diidmada iyo ka-hortagga xadgudubka Israa’iil
Muqdisho(Wargeyska Dalka);Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xarunta Villa Hargeisa, ayaa cod aqlabiyad ah...
Madaxweynaha JFS oo khudbad ku saabsan xaaladda dalka u jeedin doono Xildhibaannada Labada Aqal
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu maanta khudbad ku saabsan xaaladda Dalka u jeediyo labada Gole ee...
Howlgal ka Dhan ah Khawaarijta oo ka Dhacay Gobolka Galguduud
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Kumaandoosta Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo Amni-Xaqiijin ah ka fuliyay Deegaanno muhiim ah oo ka tirsan Gobolka Galguduud.
Howlgalkan ayaa si...
Madaxweynaha JFS oo Wada-Tashi Diblomaasiyadeed la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi Diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamad.
Madaxweynaha...
Wasiirka hawlaha Guud ee XJFS oo si adag uga hadlay go’aanka ay Israa’iil...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si adag uga hadlay go’aanka ay...
Madaxweynaha JFS oo Wada-Tashiyo balaaran oo Diblomaasiyadeed la yeeshay Madaxda Bariga Afrika
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo Diblumaasiyadeed oo DegDeg ah kula yeeshay khadka taleefoonka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ahna...
IGAD oo si weyn u difaacday Midnimada iyo Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
Jabuuti(Wargeyska Dalka):-Xoghayaha Urur-Goboleedka IGAD oo goor dhowed soo saaray bayaan ayaa si weyn ugu garab istaagay gobanimada iyo jiritaanka midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,warmurtiyeedka ayaa...
Natiijada Doorashadii Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir oo Maanta lagu Dhawaaqayo
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta ku dhawaaqi doona Natiijada Doorshadii Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ee qabsoomtay Maalintii Khamiista 25-kii Disaamber.
Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka...










