Wasaaradda Qorshaynta iyo FAO oo ka wada hadlay daah-furnaanta barnaamijyada horumarineed
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa kulan ku saabsan isla-xisaabtanka iyo daah-furnaanta barnaamijyada horumarineed la qaatay Hay’adda...
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Wafdi matalayay qurbo-joogta Soomaaliyeed ee Mareykanka
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi matalayay qurbo-joogta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mareykanka.
Kulanka waxa...
Madaxweynaha JFS oo furay Shirweynaha labaad ee iskaashiga ganacsiga Ururka Bulshada Bariga Afrika
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shirka Iskaashiga Ganacsiga Dalalka Bariga Afrika oo markii 2aad ay martigelinayso Caasimadda...
Wasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay dhiggiisa dalka Sweden
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay dhiggiisa Boqortooyada Sweden, Mudane Pål Jonson oo booqasho...
Ciidanka Xoogga oo khawaarijta ka saaray deegaanno hoostaga degmada Awdheegle
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaadka Khawaarijta ka saaray deegaanno hoostaga degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka oo sii wada howlgallada...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo la kulmay culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota
Minnesota-(Wargeyska Dalka)-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa la kulmay culimada iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Minnesota...
Safiirka JFS ee Aljeeriya oo kulan la qaatay Taliyaha Guud ee Booliska dalkaas
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Guud ee Booliska Qaranka...
Madaxweynaha JFS oo maanta gaaray magaalada Kismaayo
Kismaayo(Wargeyska Dalka);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubaland.
Inta uu ku sugan...
Ciidanka Xoogga oo howlgallo miino baaris ah ka wada degmada Awdheegle
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada AUSSOM ayaa maanta hawlgallo miino baaris ah ka wada magaalada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose, kadib...
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo si rasmi ah u furay Maalinta Soomaaliya ee Bandhigga...
Osaka, (Wargeyska Dalka) – Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xildhibaan Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa si rasmi ah u furay Maalinta Soomaaliya...










