Wasiirka gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga
Rome(SONNA):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa magaalada Rome kula kulmay dhiggiisa Talyaaniga, Mudane Guido...
Wasiir dowlaha wasaaradda beeraha XFS oo shir uga qayb galay Masar
Qaahira(Wargeyska Dalka):-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS, Mudane: Asad Abdirasaq Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar kaga qayb...
Wasiirka maaliyadda oo shirar muhiim ah uga qayb galay Washingtom DC
Washington(Wargeyska Dalka):-Iyada oo uu gabo-gabo ku dhaw yahay Shirka sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi...
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis diblomaasiyadeed
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan ayaa ku heshiiyay in baasaboorrada diblumaasiga ee labada dal laga dhaafo shuruudaha dal-ku-galka, kadib heshiis is-afgarad ah...
Duqa Muqdisho oo maanta furay waddooyin xirnaa muddo dheer
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta furay waddooyinka laga galo Airport-ka Muqdisho, kuwaas oo muddo...
πππ¬π’π’π«π€π πππππ’π¦ππππ€π π¨π¨ π€π πͺππ²π π ππ₯ππ² ππ‘π’π«π€π ππ-πππ πππ ππ ππ¨ππ¨π₯π€π πππ«π’π π ππππ’πππ«π«ππ§πππ§-π€π
Qaahiraβ(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa maanta ka qeyb galay Shirka 72-aad ee Hayβadda Caafimaadka...
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka Wasiirrada Qorshaynta iyo Maaliyadda ee Afrika
Washington D.C.-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa ka qeybgalay Shirka Wasiirrada Qorshaynta,...
Guddoomiyaha Hayβadda SoDMA oo ka hadlay musiibadii 14-kii Oktoobar
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hayβadda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sheegay in ay xusuustooda ku weyn tahay weerarkii 14-ka Oktoobar ee 2017...
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada oo sheegay in daβyartu ay yihiin furaha mustaqbalka Soomaaliya
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee XFS, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Cali, ayaa sheegay in dhallinyaradu ay yihiin laf-dhabarka bulshada iyo furaha mustaqbalka Soomaaliya,...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Ururka dhexdhexaadka Adduunka
Kampala-(Wargeyska Dalka)-Shirka Heer Wasiir ee Ururka Dhexdhexaadka Adduunka (Non-Aligned Movement β NAM) ayaa ka furmay magaalada Kampala ee dalka Uganda.
β
βShirkan oo ah kii 19-aad...










