Shirka madasha 2-aad ee Maayarrada dalka oo lagu soo xiray Muqdisho
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xalay casho sharaf sagootin ah u sameeyey Maayarrada Magaalooyinka dalka iyo Wasiirrada arrimaha gudaha dowlad goboleedyada, kuwaas oo uu u...
Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka xasillinta Caasimadda (Warbixin).
Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka sugaya amniga caasimadda waxay ahayd howl ay Dowladdu gelisay dadaal iyo juhdi xoog leh, iyadoo kaashaneysa saaxiibadeeda si ay...
Wasaaradda dhallinyarada oo qabatay tartan loogu talo galay dhallinyarada maqalka la’
Wasaaradda dhallinyarda iyo Isboortiska Soomaaliya ayaa qabatay tartankan, kaas oo ay ka qayb galeen 8 kooxood oo isugu jiro cayaartooy, macallimiin iyo maamulayaal isboorti...
Waxqabadka dowladda Soomaaliya
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta magaalada Dooxa kulan kula yeelanaya Amiirka dalka Qatar, Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo...
Dowladda Qatar oo mashaariic hor leh ka fulineysa Soomaaliya
Agaasimaha mashaariicda dowladda Qatar ee dalka Soomaaliya, Abuubakar Bashiir ayaa sheegay in la dhammaystiri doono dhowaan heshiisyo ku saabsan Ganacsiga , maalgashiga iyo siyaasadda...
Maamulka gobolka Banaadir oo sagootiyay duqa magaalada Bolnas ee dalka Sweden
Maamulka Gobolka Banaandir ayaa kulan sagootin ah xalay u sameeyay wafdiga uu hogaaminayo Duqa Magaalada Bolnas ee dalka Sweden Md. Cabdullahi Aden Cadaani, kaas...
Ciidanka ammaanka oo gacanta ku soo dhigay dad ka ganacsanayay maandooriye
Qeybaha kala duwan ee Ciidanka ammaanka gobolka Banaadir ayaa howlgal ballaaran oo ay ka sameeyeen degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag ayaa waxay ku soo qabteen...
Wasiirka Baatroolka XFS oo shir uga qayb galay dalka Ingiriiska
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdirizak Omar Mohamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta uga qeyb galay Magaalada London...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo bogaadiyay qaban qaabada shirweynaha Dhalinyaradda Soomaaliyeed
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh ayaa bogaadiyay Shirweynaha dhallinyarada Soomaaliyeed ee wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ay qaban qaabadiisa wado, hadalkan ayuu...
Safiirka Soomaliya ee dalka Hindiya oo kulan la qaatay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka...
Safiirka Safaaradda JFS ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir ayaa magaalada Dhaka ee caasimadda dalka Bangladhesh, kulan kula qaatay ardayda Soomaaliyeed ee dalkaasi...