Horumarka Dalka

Madaxweynaha dalka oo si rasmi ah u furay shirweynaha Wadatashiga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo...

Soomaaliya iyo Jordan oo ka wada hadlay la dagaallanka argagixisada

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa kulan miro dhan ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Dalka Jordan Sarreeye Gaas,Yousef Huneiti iyagoo ka wada...

Warbixinta Toddobaadlaha ee wax qabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho, Arbaco, 12 July, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku shir guddoominaya shir wadatashi oo ay ka soo...

Shir ku saabsan katashiga masiirka dalka oo maanta ka furmaya Muqdisho

0
Shirkan loogu hadli doono arrimo ku qotama masiirka dalka ayaa waxaa lagu casuumay madaxdii hore ee dalka soo hogaamisay oo isugu jira Madaxweynayaal iyo...

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ku dilay 40 khawaarij ah deegaanka Welmarow ee Gobolka Jubbada...

0
Hawlgal qorsheysan oo ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen deegaanka Welmarow oo 40KM u jirta Afmadow ee gobolka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sagootiyay Guutada 24-aad ee Khaalid Bin-waliid oo ku biiraya furimaha...

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa Muqdisho ka sagootiyay Guutada 24-aad ee Khaalid Bin-waliid ee ciidanka XDS kuwaas oo ku...

Xafiiska Xeer ilaalinta qaranka oo xaqiijiyey in 40 Eedaysane loo qabtay Eeddo Musuq maasuq

0
Sida uu Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA u xaqiijiyey Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qarankaā€¯ 40 ruux ayaa loo qabtay Musuq, 18 Eeddooda Maxkamadda...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Muqdisho, Arbaco, 5 July, 2023 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kumanaan shacab ah kula hadlayey Garoonka Ciyaaraha ee Muqdisho (Mogadishu...

Ciidamada Dowladda oo si tartiib ah ugala wareegaya fariisimada ATMIS (WARBIXIN)

0
Burburkii Dowladdii dhexe ee Dalka Soomaaliya sanadkii 1991-kii kadib ayaa waxaa Dalka soo gaaray Ciidamo huwan ah oo la magac baxay Ciidanka Howsha ku...

Wasiirka caddaaladda oo ka hadlay la dagaallanka musuqmaasuqa

0
Wasiirka Cadaalada iyo dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallin ayaa sheegay in qorshaha la dagaallanka musuqmaasuqa ee dowladdu uu marayo meel wanaagsan. Wasiirka ayaa...