Horumarka Dalka

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo kala saxiixday Qorshaha 2025 ee lagu xoojinayo ilaalinta...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta kala saxiixday Hagaha Hirgelinta Qorshaha 2025 ee lagu xoojinayo ilaalinta carruurta ay saameeyeen colaadaha hubaysan. Hagahan...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka Dowladda Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan mira-dhal ah kula qaatay Safiirka...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa ku jira diyaargarowgii ugu dambeeyay ee codbixinta oo la qorsheeyay...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehelinayo Guddoomiye ku-xigeenka, mudane Saadiq Abshir Garaad, ayaa kormeer...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhigay Mashruuca Dayactirka Warta Degmada Boondheere

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha  Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Arbacada maanta ah waxa uu si rasmi ah u dhagax-dhigay...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta  XJFS mudane Cali Yuusuf Cali -xoosh ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergeyga gaarka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga Dibadda ee...

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): – Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Caalamiga iyo Ganacsiga...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XJFS oo xilka u kala wareejiyay Wasiirrada Ganacsiga

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka Cusub...

Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka oo Kulan Latashi la yeeshay Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS”

0
Muqdisho (Wargetska Dalka): –  Guddiga Madaxa banaan ee Dib- u- eegista Dastuurka ayaa Kulan Latashi hordhac ah oo ku saabsan Cutubka Maaliyadda  la yeeshay...

Wasiirka Caafimaadka oo Daah Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): – Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo kormeer shaqo ku tegay degaanno dhaca jiinka Webiga Shabeelle

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka): Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanno ku yaalla...