Horumarka Dalka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray Iskuul Waxbarasho oo loogu talagalay Gabdhaha

0
Bakool (Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa maanta xarigga ka jaray Iskuul cusub oo waxbarasho oo loogu talagalay...

Senator Muuse Suudi “Dalka wuxuu u jiheystay doorasho qof iyo cod ah, dib dambena...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Waxaa si dar-dar leh degmooyinka Gobolka Banaadir uga socda qaadashada kaarka codbixinta doorashada golayaasha deegaanka, taasoo lagu wado in 25-ka bishan ay ka...

Duqa Muqdisho oo Booqday Qoys Waxyeello kasoo Gaartay Dab ka Kacay Degmada Howlwadaag

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Isbitaalka Digfeer ku booqday xubno ka tirsan qoys waxyeello kasoo...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo ka Qeybgalay Munaasabad isugu jirtay soo-Dhaweyn iyo Sagootin Aas-aaska Ciidanka...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo sagootin oo loo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Sanad-guurada 82-aad ee Aas-aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, Dabaal-dagga sannad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliska...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa Muqdisho ka Furay Shir Qaran oo Lagu Dardargelinayo Ka-Jawaabista Abaaraha...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir ballaaran oo looga hadlaayo ka-jawaabista...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb galaya xuska sannad guurada 82-aad ee Aasaaska ciidanka Booliiska...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay, Xuska sannad guurada 82-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Sabti, 20ka December,2025. 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho kooban ku tegay magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu...

Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar

0
Muqdisho(Muqsho):- 20-ka Disember waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee Umadda,gaar ahaan aasaaska Ciidamada Booliska oo ka...

Munaasabada xuska ciidanka Booliiska oo goordhow ka bilaaban doonta Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-waxa maanta oo ah 20-ka Bisha Disember si weyn looga xusayaa dalka xuska maalinta ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo sannad walba la xuso 20-bisha...