Horumarka Dalka

Howlgal ka Dhan ah Khawaarijta oo ka Dhacay Gobolka Galguduud

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Kumaandoosta Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo Amni-Xaqiijin ah ka fuliyay Deegaanno muhiim ah oo ka tirsan Gobolka Galguduud. Howlgalkan ayaa si...

Madaxweynaha JFS oo Wada-Tashi Diblomaasiyadeed la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-tashi Diblumaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Binu Xamad. Madaxweynaha...

Wasiirka hawlaha Guud ee XJFS oo si adag uga hadlay go’aanka ay Israa’iil...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si adag uga hadlay go’aanka ay...

Madaxweynaha JFS oo Wada-Tashiyo balaaran oo Diblomaasiyadeed la yeeshay Madaxda Bariga Afrika

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo Diblumaasiyadeed oo DegDeg ah kula yeeshay khadka taleefoonka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ahna...

IGAD oo si weyn u difaacday Midnimada iyo Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

0
Jabuuti(Wargeyska Dalka):-Xoghayaha Urur-Goboleedka IGAD oo goor dhowed soo saaray bayaan  ayaa si weyn ugu garab istaagay gobanimada iyo jiritaanka midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,warmurtiyeedka ayaa...

Natiijada Doorashadii Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir oo Maanta lagu Dhawaaqayo

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta ku dhawaaqi doona Natiijada Doorshadii Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir ee qabsoomtay Maalintii Khamiista 25-kii Disaamber. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Qaranka...

Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo ku Dhawaaqay Trada Codbixiyeyaasha

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxa Berri oo Khamiis ah 25-ka bisha Disembar 2025 Magaalada Muqdisho looga dareerayaa Doorasho ay Dadweynaha Gobolka Banaadir ku soo Dooranayaan Metelayaashooda Goleyaasha...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Heegan Geliyey adeegyada Deg Degga ee Caafimaadka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ee Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas oo ku jira heegan...

Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo Ururrada Siyaasadda Guddoonsiiyey Shahaadooyinka Musharaxiinta

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Ururrada Siyaasadda Gudoonsiiyey Shahaadooyinka Murashaxiinta u tartamaya Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir. Shahaadooyinka la Guddoonsiiyey Ururrada ayaa...

Muqdisho oo Beri looga Dareerayo Codbixinta Doorashada Goleyaasha Deegaanka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxa Beri oo Khamiis ah 25-ka Bisha Diseember 2025 Magaalada Muqdisho looga dareerayaa Doorasho ay Dadweynaha Gobolka Banaadir ku soo Dooranayaan Metelayaashooda Goleyaasha...