Wasiir-Dowlihii Hore ee Wasaaradda Amniga oo Bogaadiyey Guulaha laga gaaray Sugidda Amniga Caasimadda Dalka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir-Dowlihii hore ee Wasaaradda Amniga, Mudane Farxaan Cali Axmed, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa bogaadiyey Isbeddelka Amni ee laga dareemayo Caasimadda, isaga...
RW Xamsa Cabdi Bare oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Turkiga
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XJFS oo Bandhiga Carwada Fitur kaga qeyb galay Dalka...
Madrid,(Wargeyska Dalka):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XJFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa ka warbixiyay Bandhigga Carwada Caalamiga ah ee Fitur...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyey Shirka Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Guddoomiyey Shirka Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo ka...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo Magacaabay Agaasimaha Guud Arrimaha Dastuurka ee Wasaaradda Caddaaladda
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud Arrimaha Dastuurka ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, u magacaabay...
Kooxda Khawaarijta Argagixisida ee Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa la yaaban Dagaalka lagala hortagay waayahaan dambe, sida Dagaaladii jabka loogu gaarsiiyay ee ay ka mid ahaayeen...
Soomaaliya iyo Pakistan oo kala Saxiixday Heshiis Ka-Dhaafid Fiiso oo ku Saabsan Baasaboorrada Diblomaasiyadeed
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan ayaa Maanta si rasmi ah u kala saxiixday Heshiis ka-Dhaafid Fiiso ah, kaas oo...
Ra’iisul Wasaare Xamse:” Aqoonyahannada Maanta Qalin jabiyey waa kuwii Dalka u Hoggaamin lahaa Isbedelka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Maanta ka qayb-galay Munaasabadda Qalin-Jabinta Aqoonyahanno Dhammaystay Waxbarashada Heerka Labaad iyo Heerka Sadexaad...
Wasiirka Arrimaha Guddaha ee XJFS iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh), iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Safar Shaqo ku jooga Magaalada...
Ciidanka Kumandooska Danab iyo kuwa Jubaland ayaa sii wada Hawlgallo Ballaaran oo lagu Ciribtirayo...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Jubbaland ayaa sii wada howlgallo ballaaran oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta, kuwaas oo ka socda Deegaanno ka...










